Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

TACSI: ILAAHAY HA U NAXARIISTO Raaxo Jilaal oo ku geeryooyat wadanka Turkiga

??? ??? ???? ???? ?????? ???? ????? ????? ??
Inaalillaah wa inaa illeyhi raajucuun
Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Suuriya waxa ay halkaan tacsi tiiraanya leh u dirayaan Reer Yuusuf jilaal Caraale iyo Bahweynta Isboortiga Koleyga Jaaliyada Reer Jowhar Meel Walbo Ay Joogaan Geeridii Ku Timid Walaasheena Raaxo Jilaal oo Ku Geeriyootay Dalka Turkey (Ankara)
Waxaan Alle uga baryeeynaa
In illaahay qabriga u waasiciyo
Makaankeda janatul fardowso 
In Ehelada iyo Qaraabadana samir iyo iimaan ilaahay ka siiyo. 
Aamiin Yaa Rabi

Dhamaan Shaqaalaha Shabakada Ceegaag ayaa tacsi u diraya Qoyskii iyo Qaraabadii Raaxo Jilaal, Marxuumadana waxaan ilaahay uga baryanaa inuu Janadii Fardowso ka waraabiyo AAMMIINN.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply