Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Yuusuf Maxamed Jamac (Yuusuf Abood) oo ku geeriyooday magaalada Edmonton.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay November 16th sanadka 2018 ku geeriyooday magaaladan Edmonton ee dalka Kanada  ALLE ha u naxariistee Yuusuf Maxamed Jamac (Yuusuf Abood).

Alle ha unaxriistee Yuusuf Maxamed Jaamac oo in mudo ah ku xanuunsanayay cisbitaalka Alberta ayaa xaqii ALLE u yimid waxaana Ilaahay uga baryeynaa in naxariistii janno ka waraabiyo, eheladiisii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo,Aaamiin.

Sidoo kale Jaaliyada Khaatumo ee gobolka Alberta ayaa tacsi u diraya qoyska Reer Maxamed Jaamac geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Yuusuf Maxamed Jaamac (Yuusuf Abood) waxaanan leenahay Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo. AAMIIN.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply