Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 141)

Madaxweyne Axmed Madowbe oo shir Jar’id ku qabtay Garoonka Magalada Kismayo ka Hor inta uu san u Ambabixin Garowe(DAAWO SAWIRADA)

Madaxweyne Axmed Madowbe oo shir Jar’id ku qabtay Garoonka Magalada Kismayo ka Hor inta uu san u Ambabixin Garowe(DAAWO SAWIRADA)

Wafdi ballaaran oo uu horkacayo madaxweeynaha maamulka KMG ah ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa manta u ambabaxay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland. Madaxweeynaha oo…

Daawo Xafladii Calaamasaarka Madaxwaynaha Jubaland oo dhamays tiran

Daawo Xafladii Calaamasaarka Madaxwaynaha Jubaland oo dhamays tiran

Waxaan idiin soo diyaarinay Xafladii Caleemo Saarkii madaxwaynaha  Maamulka Jubaland oo dhamaystiran wadatana Baratakoolkii Marti Sharafta lagu soo dhaweeyay. Cabdi Casiis Maxamuud (Garyaqaan) Kismaayo. Soomaaliya…

Dawladnimada Reer Somaliland Sheegtaan Dhab Mise Dhalanteed/Qore: Cabdirashid Cabdi Daad

Dawladnimada Reer Somaliland Sheegtaan Dhab Mise Dhalanteed/Qore: Cabdirashid Cabdi Daad

Waxaad ku arkaysaa war baahin kasta oo ay wax ku qoraan maamulka Somaliland ama maqal iyo muuqaal ahaanba usoo daayaan in Somaliland ahaan jirtay Dawlad, dawladaas oo ay wada lahaayeen…

Siyaasi reer Awdal ah oo ka hadlay xaalada Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya iyo arinta Xabaalo faqida

Siyaasi reer Awdal ah oo ka hadlay xaalada Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya iyo arinta  Xabaalo faqida

Kuwaleh Waa Lana Xasuuqay Waxaan Leehay Nin Dhintay Ladacwiya, Pro:Samater Waxaan Leehay Waa Kuu Ceeb Inaad U Ololaysid ICtiraafka S/land, Haddii La Aqoonsado S/land Waxaa Dhici Masiibo Kadaran Tan Kataagan…

Qoraal-murtiyeedka Go’aannada Kalfadhigii 2aad ee Golaha AGA

Qoraal-murtiyeedka Go’aannada Kalfadhigii 2aad ee Golaha AGA

Kalfadhigii 2aad ee Golaha Akadeemiye-goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) wuxuu qabsoomay 15 – 16kii Janaayo 2014. Waxaa lagu qabtay magaalada Jigjiga, magaala-madaxda Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya. Qabanqaabada kulanka waxaa lala kaashaday oo…

Daawo khudbadii Cali Maxamed Geedi ka jeediyay xafladii caleema saarka Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe

Daawo khudbadii Cali Maxamed Geedi ka jeediyay xafladii caleema saarka Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe

Qudbad aad u diiran una xoog badan oo Raysalwasaarihii dawladii kumeelgaadhaka ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi shalay ka jeediyay caleemasaarkii maamulka Jubaland. Xugasho : Dhanaan ceegaag.com…

Munaasibadda Caleemosaarka madaxweeynaha maamulka Jubba Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta ka dhacday xarunta madaxtooyada Kismaayo, iyadoo ay kasoo qeybgaleen wufuud kala duwan(DAAWO Cajalada+Sawirada)

Munaasibadda caleemosaarka madaxweeynaha maamulka Jubba Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe ayaa maanta ka dhacday xarunta madaxtooyada kIsmaayo, iyadoo ay kasoo qeybgaleen wufuud kala duwan oo beesha caalamka, xubno matalayay…

Ra’isal wasaarihii Hore Cali Maxamed Geedi oo Kismaayo soo Gaaray iyo Bandow lagu soo Rogay Magalada (DAAWO SAWIRADA)

Ra’isal wasaarihii Hore Cali Maxamed Geedi oo Kismaayo soo Gaaray iyo Bandow lagu soo Rogay Magalada (DAAWO SAWIRADA)

Wafdi ballaaran oo uu horkacayo ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Max’ed Geedi, xubno ka socday baarlamanka Kenya, ganacsato iyo siyaasiyiin kale oo ka soo ambabaxay magaalada Nairobi ee…

Ogeysiis: Xaflad balaadhan oo lagu taageerayo Madaxda ku guuleystay hanashada Hogaanka Puntland oo lagu qabanayo Edmonton.

Ogeysiis: Xaflad balaadhan oo lagu taageerayo Madaxda ku guuleystay hanashada Hogaanka Puntland oo lagu qabanayo Edmonton.

Waxaa lagu wargelinayaa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Alberta ee dalka Kanada in lagu qaban doono magaaladan Edmonton, Canada xaflad Balaadhan oo lagu taageerayo madaxda ku guuleysatay hanashada Hogaanka Dawlada Puntland.…

DAAWO: Dhaarinta iyo Dhamaystirka Golaha wasiirada cusub ee Maamulka Jubba.

DAAWO: Dhaarinta iyo Dhamaystirka Golaha wasiirada cusub ee Maamulka Jubba.

Halkan ka daaawo Dhaarinta iyo Dhamaystirka Golaha wasiirada cusub ee Maamulka Jubba. Ceegaag Online Kismaayo-Somalia…

DEG DEG: Golaha Wasiirada Maamulka Jubba oo la Dhaariyay iyo Tirade Wasiirada oo la Dhameystiray(DAAWO SAWIRADA)

DEG DEG: Golaha Wasiirada Maamulka Jubba oo la Dhaariyay iyo Tirade Wasiirada oo la Dhameystiray(DAAWO SAWIRADA)

Munaasibad ka dhacday xarunta madaxtooyada Kismaayo islamarkaana ay kasoo qeybgaleen masuuliyiin sare oo ka tirsan maamulka Jubba, odoyaal, aqoonyahanno, siyaasiyiin iyo waxgarad kale, ayaa lagu dhaariyay Madaxweeyne ku xigeenka 2-aad…

AFAR-IRIDOODKA SIYAASADDA (Qaybtii 1aad), W/Q: Axmed-Assad

AFAR-IRIDOODKA SIYAASADDA (Qaybtii 1aad), W/Q: Axmed-Assad

Xaajooyinka badankoodu waxay leeyihii 4 albaab oo waawayn sida jahooyinka, ama sida barta ay laba wado iska gooyaan oo kale. Markaa, waxaynu oran karnaa siyaasadda lafteedu waxay leedahay afar-iridood oo…

Golaha Xukuumada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ugu danbayn la shaaciyay

Golaha Xukuumada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ugu danbayn la shaaciyay

Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka ah Mudane Cabdiwali Sheikh ahxmed ayaa soo bandhigey golaha Wasiirada ee xukuumadiisa waxayna kala yihiin sidaan hoose 1. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax…

Marwada 1aad ee Puntland oo aan aqoon ahaan ka dhicin Madaxwaynaha

Marwada 1aad ee Puntland oo aan aqoon ahaan ka dhicin Madaxwaynaha

Marwo Hodan Siciid Ciise ayaa iyadu ah awooda ka danbaysa Dr. Gaas oo haatan lagu aaminay hagida hogaanka maamulka Puntland, Goobaha lagu qaxweeyo ee magaalada Boston ayaa baryahan waxaa si…

Daawo dhamaan sawiraddii laga qaaday xil wareejintii ka dhacday madaxtooyadda Puntland

Daawo dhamaan sawiraddii laga qaaday xil wareejintii ka dhacday madaxtooyadda Puntland

Munaasibaddii ay xilalka kula kala wareegayeen madaxwaynihii hore iyo kan cusub ayaa u dhacday si hufan oo laga soo shaqeeyay,dhamaan dadkii ka qayb galayna waxay u wada masquudeen khudbadaha lasoo…

DHAGEYSO: Qado sharaf loo sameyay wasiirka caafimaadka iyo Fayadhowrka Xasan Daahir Yarow (SAWIRO)

DHAGEYSO: Qado sharaf loo sameyay wasiirka caafimaadka iyo Fayadhowrka Xasan Daahir Yarow (SAWIRO)

Hotel  Qiilmawaaye ee magalada kismaayo ayaa manta waxaa qado sharaf loogu sameyay Wasiirka caafimaadka iyo fayadhowrka maamulak KMG ee Jubba Xasan daahir yarrow ayagoo ay waheliyeen wasiirka arimaha bulshada Macalin…

Mas’uuliyiinta Maamulka KMG Jubba oo booqday Xarumo Muhiim ah (DAAWO SAWIRADA)

Mas’uuliyiinta Maamulka KMG Jubba oo booqday Xarumo Muhiim ah (DAAWO SAWIRADA)

Wafdigan oo uu horkacayay madaxweeyne kuxigeenka labaad ee maamulka Jubba Mudane C/qaadir Maxamed (Luga-dheere) isla markaana ay wehlinayeen xubno ka tirsan golaha wasiirada maamulka Jubba ayaa maanta booqday xaruntii hore…

Warkii SOMSAT: Baroordiiqdii Marxuum: Xildhibaan Faysal ee Boston

Warkii SOMSAT: Baroordiiqdii Marxuum: Xildhibaan Faysal ee Boston

Daawo: Habeenimadii Axada ee Dec 29, 2013 ayaa qaar kamida Jaalida Soomaalida reer Boston isugu yimaadeen Goob loogu  Baroor diiqayay Ex-Xildhibaan Marxuum Maxamed Warsame Maxamed (Faysal) iyada oo hoosta laga xariiqay…

Wararkii SOMSAT: Waraysi Dr Ali Isse Abdi by Ahmed Laarri

Wararkii SOMSAT: Waraysi Dr Ali Isse Abdi by Ahmed Laarri

Daawo Waraysigan uu Axmed Laari la yeeshay Cali Ciise Cabdi oo kamida  kooxda G11 ee Khaatumo. Ceegaag.com…

Wafdi balaaran oo uu Horkacayo wasiirka caafimaadka iyo faya dhowrka maamulka jubba Xasan daahir Yarow oo manta kismaayo soo gaaray ayagoona ka soo kicitimay Goblka Gado

Wafdi balaaran oo uu Horkacayo wasiirka caafimaadka iyo faya dhowrka maamulka jubba Xasan daahir Yarow oo manta kismaayo soo gaaray ayagoona ka soo kicitimay Goblka Gado

Wafdi balaaran  oo uu hogaaminayo wasiirka wasarada caafimadka Iyo Fayadhawrka Ee maamulka juba-land  Oo ay Qayb ka ahayeen  Gudoomiyaha Degmada doolow Ee gobolka Gedo iyo xildhibaano hore oo ka soo…