Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 142)

Madaxwaynihii hore ee Puntland Cadiraxmaan Faroole oo si geesinimo ah u aqbalay cadbixintii Baarlamaanka Maamulkaa

Madaxwaynihii hore ee Puntland Cadiraxmaan Faroole oo si geesinimo ah u aqbalay cadbixintii Baarlamaanka Maamulkaa

Madaxwaynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa aqoonsaday luminta uu lumiyay Tartankii uu u galay sii haysashada Xukunka, isagoo si geesinimo ku dheehan tahay ugu hanbalyeeyay Madaxwaynaha cusub Cabdiwali Gaas.…

Dr. Cabdiwali Gaas iyo C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey oo ku guulaystay Hanashada hogaanka Puntland

Dr. Cabdiwali Gaas iyo C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey  oo ku guulaystay Hanashada hogaanka Puntland

Doorashooyinkii Puntland ayaa saaka soo gabo gaboobay iyada oo ay ku soo baxeen Jagada Madaxwaynenimo Cabdiwali Gaas iyo Madaxwayne ku xigeen Cabdulaahi Xaaji Camey Doorashadan ayaa tusaale u ah hanaqaadka…

Musharax Gaas oo reer Puntland Runta u sheegay hadii dhagahu u daloolaan Baarlamaankeeda cusub

Musharax Gaas oo reer Puntland Runta u sheegay hadii dhagahu u daloolaan Baarlamaankeeda cusub

 Raysalwasaarihii dawladii badbaado Qaran oo qudbad wayn oo reer Puntland inay wax ku qaataan ah ka jeediyay hoolka doorashashada ee reer Puntland.   Ceegaag.com…

MUSHARAX CABDIWELI M.A.GAAS OO KA TACSIYEY GEERIDII TAARIIKH-YAHAN AW JAMAC CUMAR CIISE

MUSHARAX CABDIWELI M.A.GAAS OO KA TACSIYEY GEERIDII TAARIIKH-YAHAN AW JAMAC CUMAR CIISE

Inaa li laahu wa inaa ilaahu raajucuun Musharax Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta isagoo ka murugeysan geeridii naxdinta lahaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid taariikhyahan Aw Jamac Cumar Ciise, waxaa…

R/wasaare Cabdiweli Sh. Axmed Oo Ka Tacsiyeeyay Geeriidi Ku Timid Aw-jaamac Cumar Ciise

R/wasaare Cabdiweli Sh. Axmed Oo Ka Tacsiyeeyay Geeriidi Ku Timid Aw-jaamac Cumar Ciise

Muqdisho, December 6, 2013—– Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka hadlay geerida ku timid tariikh-yahanka Soomaaliyeed, ahaana Qoraaga, Sheekh Aw-Jaamac Cumar…

Taariikhyahankii uruuriyay taariikhda Halgankii Daraawiisheed Aw-Jaamac Cumar Ciise oo Jabuuti ku Geeryooday

Taariikhyahankii uruuriyay taariikhda Halgankii Daraawiisheed Aw-Jaamac Cumar Ciise oo Jabuuti ku Geeryooday

Waxaa goor dhawayd ku geeryooday Magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyada Jabuuti Taariikhyahankii uruuriyay taariikhda halgankii daraawiishta Alle ha u naxariistee Aw-Jaamac Cumar Ciise, dhamaan Shaqaalaha shabakadan ayaa tacsi udiraya Qoyskii iyo qaraabadii…

Unugtii ugu Horeysay ee Ciidamadii Bare Hiiraale ee fadhiyay Duleedka magalada kismaayo oo isa soo dhiibay(DAAWO SAWIRADA)

Unugtii ugu Horeysay ee Ciidamadii  Bare Hiiraale ee fadhiyay Duleedka magalada kismaayo oo isa soo dhiibay(DAAWO SAWIRADA)

Munaasabad kooban oo manta ka dhacaday Goroonka diyaaradaha Ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu soo bandhigay Qayb kamid ah Ciidamadii Ku sugnaa duleedka magaalada Kismaayo oo ay tiradodu garayso 10…

Tarsan oo dhaar ku maray inuu kashifi doono kuwa dhibka ka wada Muqdisho ee dirayska dawladana wata

Tarsan oo dhaar ku maray inuu kashifi doono kuwa dhibka ka wada Muqdisho ee dirayska dawladana wata

Duqa magaalada Muqdisho Tarsan oo baryahan ay soo kartay dhibaatada baahsan ee u diidan in Soomaalidu Muqdisho badankoodu u magaalaystaan dibna ugu guryo noqdaan ayaa daaha ka rogay dad badan…

Dayactir lagu samaynayo Air Portka magalada kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Dayactir lagu samaynayo Air Portka magalada kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Air Portka magalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka socda Dayctiro xoogan oo lagu samaynayo dhimayaashii Burbursanaa ee Air portka uu lahaa . Kadib mudo 23 sana…

Dhacdo Aad u xun oo ka Dhacaday Magalada Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Dhacdo Aad u xun oo ka Dhacaday Magalada Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Buur laga qodo carakaawo ayaa  kusoo duntay shaqaalihii ka shaqeynayay iyadoona ay arintaasi sababatay dhimashada shan ka mid ah shaqaalihii goobta ku sugna iya sidoo kale uu gabi ahaanba Burburay…

Warkii SOMSAT: Isimada beesha Dhulbahante oo shaaciyey inaanay siinin wax saxiix ah xildhibaan u shaqo tagay Puntland

Warkii SOMSAT: Isimada beesha Dhulbahante oo shaaciyey inaanay siinin wax saxiix ah xildhibaan u shaqo tagay Puntland

Golaha madax-dhaqameedka  Khaatumo oo ku gacan saydhay Qorshaha Xildhibaanada ee lagu qortay Xildhibaano matala gobolada SSC.   Go’aankan Isimada Dhulbahante ayaa calaamad su’aal saaray 17 ka xildhibaan ee haatan loo…

Warbixin ku Saabsan Dhacdooyinka ugu Waaweyn ee Sanadkan ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Warbixin ku Saabsan Dhacdooyinka ugu Waaweyn ee Sanadkan ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, waa magaalo leh taariikh dheer islamarkaana ay ka dhaceen isbadallo kala duwan, waxaana lagu tilmaamaa in ay tahay magaalada ugu isbadalka badan ee dalka…

Hay’adda SADHURO oo soo gabagabeeysay Mashruuc Raashiin qeybin ah oo ay ka waday Magaalada Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Hay’adda SADHURO oo soo gabagabeeysay Mashruuc Raashiin qeybin ah oo ay ka waday Magaalada Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Hay’adda horumarinta iyo arimaha biniaadanimo ee SADHURO ayaa xaflad ayaa maanta ku qabatay hotel qiilmawaaye islamarkaana ay kasoo qeybgaleen madax sare oo ka tirsan maamulka Jubba ayay kusoo bandhigtay waxqabadkeeda.…

Faahfaahin ku saabsan Qaraxyadii ka dhacay Afaafka hore ee Hoteel Jasiira

Faahfaahin ku saabsan Qaraxyadii ka dhacay Afaafka hore ee Hoteel Jasiira

labo qarax oo loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa xalay ka dhacay afaafka hore hoteel ku yaalla caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, kuwaas oo dilay ugu yaraan 11…

Dardaaran Ku Socda RW C/wali, W/C: Axmed-Assad

Dardaaran Ku Socda  RW C/wali, W/C: Axmed-Assad

Hogaan Wacan Inaad Noqotid, Baa Loo Hanwayn Yahaye Hambalyaan Ku Leenahay Walaal, Hadal Dhammaantiise Hormuud Inaad Ahaataan Jeclahay, Hor Alle Weeyaane Haddaad Qabatay Booskaa, Cabdoow Hagar La’aan Buuxi U Hoggaansan…

Xayaysiiska Tvga Somsat.tv iyo sida aad u daawan lahayd hadii uu kuusoo bixiwaayay baryahan

Xayaysiiska Tvga Somsat.tv iyo sida aad u daawan lahayd hadii uu kuusoo bixiwaayay baryahan

Waxaa Somsat.tv ka guureen bartilmaameedkii qadka ee ay kasoo tabin jireen wararka, hadaba si aad uga dabo tagto oo aad TV gaagii SOMSAT iyo Satellite ay hada kasoo tabinayaan, daawo…

Baroor Diiq Boston loogu sameeyay Marxuum Maxamed Warsame Maxamed (Faysal) oo Go’aano laga soo saaray.

Baroor Diiq Boston loogu sameeyay Marxuum Maxamed Warsame Maxamed (Faysal) oo Go’aano laga soo saaray.

Habeenimadii Axada ee Dec 29, 2013 ayaa qaar kamida Jaalida Soomaalida reer Boston isugu yimaadeen Goob loogu  Baroor diiqayay Ex-Xildhibaan Marxuum Maxamed Warsame Maxamed (Faysal) iyada oo hoosta laga xariiqay…

IMTIXAANKII SIMISTERKA KOOBAAD EE JAAMACADDA MUQDISHO OO BILOWDAY.

IMTIXAANKII SIMISTERKA KOOBAAD EE JAAMACADDA MUQDISHO OO BILOWDAY.

Muqdisho: 28/12/2013 Waxaa si rasmi ah ubilowday imtixaankii simiesterka koobaad ee jaamacadda muqdisho sanad waxbarashadeedka 2013-2014 kaas oo ubilowday dhamaan kuliyadaha ay jaamacadda ka koobantahay oo ah 9 sagaal kulliyadood…

Ururka suxufiyiinta Madaxa Bannaan ee Jubooyinka (JIJA) oo kulan ay ku yeesheen Kismaayo uga Hadlay Arimo Dhowr ah

Ururka suxufiyiinta madaxa bannaan ee Jubooyinka (JIJA) ayaa kulan ay manta ku yeesheen Hotel Qiilmawaaye ee magaalada Kismaayo uga hadlay arimo dhowr ah iyo weliba sidii ay u xoojin lahaayeen…

Kooxo Hubeysan oo Caawa Weeraray Guri uu Daganaa mid kamid ah Wasiirada Cusub ee Maamulka Jubba

Kooxo Hubeysan oo Caawa Weeraray Guri uu Daganaa mid kamid ah Wasiirada Cusub ee Maamulka Jubba

Kooxo hubeysan oo aan heybtooda la aqoon ayaa caawa weerar qorsheysan ku qaaday guri uu daganaa wasiirka macdanta, biyaha iyo bay’ada maamulka Jubba C/nuur Cabdi Aadan, waxaana israsaaseyntani ay socotay…