Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhacdo Aad u xun oo ka Dhacaday Magalada Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Buur laga qodo carakaawo ayaa  kusoo duntay shaqaalihii ka shaqeynayay iyadoona ay arintaasi sababatay dhimashada shan ka mid ah shaqaalihii goobta ku sugna iya sidoo kale uu gabi ahaanba Burburay gaadiid nooca iska rogaha oo ay xilligaasi rarayeen.

Buurtan oo ku taal duleedka waqooyi ee magaalada Kismaayo, ayaa waxa laga guraa caro loo I sticmaalo dhismayaasha, waxaana subax kasta u soo shaqatagy  dad dayar ah oo ay noloshoodu biday in ay ka soo shaqeysataan Buuraha laga soo qodo Caro kawooyinka guryaha lagu dhiso.

Dhacdadaasi ayaa waxa ka hadlay qaar kamid  masuuliyiinta maamulka Jubba oo u soo gurmaday dadkii ay buurta ku soo duntay, waxaa kamid ahaa wasiir Arimaha  Bulshada Macalim Max’ed Ibraahim iyo wasiirka Arimaha gudaha iyo Aminiga Mamaxmed faarax warsame darwiish.

Sidoo kale waxaan gurigiisa ku booqanay Gudoomiyaha Maxkamada Kismaayo Axmed Maxamuud Max’ed ( Sayid Carab ) oo ka tacsiyeey dhamaan ehelladii ay ka geer yoodeen dadkii ay buurta ku soo duntay, Sayid Carab ayaa baaq u soo jeediyaay Ganacsatada ku dhaqan magalada kismaayo.

Dhacdadaan ay noqoneysa markii ugu horeysay oo shill caynkan oo kale ah uu ka dhaco buuraha laga qodo caro kaawada ee Kismaayo.

DAAWO SAWIRADA:

Ceegaag Online

Kismayo-Somalia

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply