Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dayactir lagu samaynayo Air Portka magalada kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Air Portka magalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka socda Dayctiro xoogan oo lagu samaynayo dhimayaashii Burbursanaa ee Air portka uu lahaa .

Kadib mudo 23 sana ah oo aan wax dib u habeen ah lagu samayn dhismayashii iyo wadooyinka diyaaradu mari jireen ayaa waxaa dib u biliwoday dib u hagaajin lagu samaynayo Air portka weyn ee magalada kismaayo.

Waxaa dayctirkan iska kaa shanayay kabaniga looyaqaan kismaayo development coorparation  oo loo soo gaabiyo KDC iyo maamulka KMG ee Jubba ku waasi qeebo badan oo kamid guryihii ay lahayeen dowldii dhaxe ee dalaka majaraha u haysay oo ay dib u habeen ku samaynayaan.

Tani oo noqonaysa markii ugu horeysay oo tactir ceynkan oo kala ah lagu sameeyo Air portka Magalada kismaayo.

DAAWO SAWIRADA:

Ceegaag Onlin

Kismayo-Somalia

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply