Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

MUSHARAX CABDIWELI M.A.GAAS OO KA TACSIYEY GEERIDII TAARIIKH-YAHAN AW JAMAC CUMAR CIISE

Inaa li laahu wa inaa ilaahu raajucuun

Musharax Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta isagoo ka murugeysan geeridii naxdinta lahaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid taariikhyahan Aw Jamac Cumar Ciise, waxaa uu tacsi u dirayaa dhamaan shacbiga soomaliyeed, qoyskii, ehaladii iyo saaxiibadu uu ka baxay marxuumku.

Mudane Cabdiweli ayaa ku tilmaamay Aw Jamac cumar Ciise aqoonyhan iyo taariikh uruuriye cabqari ah oo ay weyday umadda soomaliyeed.

Musharax ayaa marxuumka ilaah uga baryey dambi dhaaf iyo naxariis

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply