Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwaynihii hore ee Puntland Cadiraxmaan Faroole oo si geesinimo ah u aqbalay cadbixintii Baarlamaanka Maamulkaa

Madaxwaynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa aqoonsaday luminta uu lumiyay Tartankii uu u galay sii haysashada Xukunka, isagoo si geesinimo ku dheehan tahay ugu hanbalyeeyay Madaxwaynaha cusub Cabdiwali Gaas.

Maamulka Puntland ayaa hada u muuqda inuu cagta saaray wadadii cadayd ee herumarka iyada oo si toos ah dhidibada ugu aastay nidaamka Federaalka ee ka dhaqan galaya Soomaaliya.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply