Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

IMTIXAANKII SIMISTERKA KOOBAAD EE JAAMACADDA MUQDISHO OO BILOWDAY.

Muqdisho: 28/12/2013 Waxaa si rasmi ah ubilowday imtixaankii simiesterka koobaad ee jaamacadda muqdisho sanad waxbarashadeedka 2013-2014 kaas oo ubilowday dhamaan kuliyadaha ay jaamacadda ka koobantahay oo ah 9 sagaal kulliyadood iyo qeybahooda.

Dhamaan ardayda kala gedisan ee ka diiwaan gashan kulliyadaha iyo qeybaha ay ka koobantahay jaamacada muqdisho iyadoo ardada laga dheehanayey wajiyadooda sida ay ugu diyaargaroobeen imtixaanka.

Hadal uu warfaafinta siiyey DIIWAANHAYA GUUD EE JAAMACADDA MUQDISHO  Dr-maxamed xasan nuur ayaa ardayda ugu duceeyey inuu ilaahay qalinkooda toosiyo wuxuuna mahadcelin uu ujeediyey  waalidiinta ardaydooda ku aaminay jaamacada muqdisho wuxuuna ardayda dhigata jaamacada muqdisho urajeeyey horumar.

Jaamacada muqdisho ayaa waxay tilmaan utahay ama utaagantahay sidii ardayda soomaaliyeed aqoontooda kor loogu qaadi lahaa ayna usoo saari lahayd arday asaagooda latartama.

Gaba gabadii imtixaankan ayaa waxa uu socon doonaa 10 cisho  iyadoo ay ardayda labada gelinba ay geli doonaan.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply