Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Taariikhyahankii uruuriyay taariikhda Halgankii Daraawiisheed Aw-Jaamac Cumar Ciise oo Jabuuti ku Geeryooday

Waxaa goor dhawayd ku geeryooday Magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyada Jabuuti Taariikhyahankii uruuriyay taariikhda halgankii daraawiishta Alle ha u naxariistee Aw-Jaamac Cumar Ciise, dhamaan Shaqaalaha shabakadan ayaa tacsi udiraya Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeryooday Taariikhyahankaa Soomaaliyeed.

Waxaan ilaahayuga baryanaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo AAMMIINN.

Ka dhagayso waxx – xoogaa Aw-jaamac oo iyo taariikhdii Daraawiish Koofiloow Adaa Jiitey | Luuqdii Aw Jaamac Cumar Ciise

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply