Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 184)

Kulan Ay Xildhibaannada qaar kamida Musharixiinta Khudbadaha Kaga Dhageysanayeen Oo Soo Gebageboobay

Kulan Ay Xildhibaannada qaar kamida Musharixiinta Khudbadaha Kaga Dhageysanayeen Oo Soo Gebageboobay

Waxaa goor dow oo caawa ah kusoo gebageboobay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho kulan Mudanayaasha Baarlamaanka usoo bilowday gelinkii dambe ee maanta kaasi oo ay xildhibaannadu khudbaddo kaga dhageysanayeen…

Madiina Aadan RN. oo gabay guubaabo ah hawada u soo marinasa Madaxda iyo Shacabka Soomaalida

Madiina Aadan RN. oo gabay guubaabo ah hawada u soo marinasa Madaxda iyo Shacabka Soomaalida

Madiina aadan oo degan magaalada Boston ee carigan Maraykanka ayaa nasoo gaadhsiisay gabay guubaabo ah oo ay kaga hadlaso jawiga dalka iyo dadku marayaan iyada oo gabay ka tirisay markii…

Gudiga Doorashada Madaxwaynaha oo ku Dhawaaqay Liiska Musharaxiinta Madaxwaynaha

Gudiga doorashada ayaa sheegay in ay si rasmi ah u soo buuxiyeen shuruudihii madaxtinimada Soomaaliya 25 xubnood, kuwaasi oo u tartami doona doorashada Madaxweynaha ee dhici doonta 10-ka bisha Sebtember.…

Golaha wasiirada Soomaaliya ee xukuumadii Badbaado Qaran oo Shirkoodii u danbeeyay maanta yeeshay

Golaha wasiirada Soomaaliya ee xukuumadii Badbaado Qaran oo Shirkoodii u danbeeyay maanta yeeshay

Xukuumada uu hor kacayay raysalwasaare Gaas ayaa maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay xafiiska raysal wasaaraha iyaga oo kaga hadlay waxqabadka dawladii ay hogaaminayeen oo haatan wakhtigii kasii dhacayo iyo…

Magacyada Musharaxiintii Buuxisay Foomka Sharuudaha Laga Doonayo Madaxa Madaxtinimada Soomaaliya

Magacyada Musharaxiintii Buuxisay Foomka Sharuudaha Laga Doonayo Madaxa Madaxtinimada Soomaaliya

Gudiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo bandhigay magacyada xubnahii soo buuxiyay sharuudaha laga doonayo qofka u tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Afhayeenka gudiga doorashada Madaxweynaha Xildhibaan Cusmaan Libaax oo la hadlay…

Ra’iisul Wasaare Gaas oo Noqday Musharaxii Labaad oo Buuxiya Shurruudaha Musharaxnimada

Ra’iisul Wasaare Gaas oo Noqday Musharaxii Labaad oo Buuxiya Shurruudaha Musharaxnimada

Muqdisho:  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gudbiyay Arjigiisa Musharaxnimo. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa buuxiyay dhamaan shuruudihii ay soo gudbiyeen Gudiga Doorashooyinka Madaxtinimo ee dalka. Kadib…

Caruur farabadan oo Cudurka Jadeecada ugu geeriyootay degmada Hobyo ee gobolka Mudug

Caruur farabadan oo Cudurka Jadeecada ugu geeriyootay degmada Hobyo ee gobolka Mudug

Wararka aanu ka helayno degmada Honyo ee gobolka Mudug waxay sheegayaan in caruur tiro ahaan lix gaarsiisan ay degmadaasi ugu geeryoodeen Cuduro saameeyay oo ka dilaacay deegaano badan oo hoos…

Ururka u Dooda Xaquuda Haweenka iyo Carruurta ee Geeska african oo saldhigiisu yahay Magaalada London ayaa Deeq Waxbarasho oo Bilaash ah ka Bilaabay Buuhoodle

Ururka u Dooda Xaquuda Haweenka iyo Carruurta ee Geeska african oo saldhigiisu yahay Magaalada London ayaa Deeq Waxbarasho oo Bilaash ah ka Bilaabay Buuhoodle

Dugsiga Hoose Dhexe ee Darwiish school oo ayaa galabta Waxa lagu Qabtay Munaasabada Balaadhan oo lagu daaf furayey Deeq Waxbarasho oo Bilaash ah oo ururka u Dooda Xuquuda Haweenka iyo…

Ciyaar Saaxiibtimo oo aad u Xiiso badan ayaa Galabta Garoonka Kubada Cagta ee Xabado Footbool Ku Dhexmartay Gobolada Mudug iyo Cayn

Ciyaar Saaxiibtimo oo aad u Xiiso badan ayaa Galabta Garoonka Kubada Cagta ee Xabado Footbool Ku Dhexmartay Gobolada Mudug iyo Cayn

Garoonka Wayn ee Kubada Cagta ee Xabado footbool ayaa galabta Waxa Ciyaar aad u Xiiso badan oo dhinaca Kubada Cagta ahi Waxay ku Dhexmartay Labo Naadi oo ka kala socda…

Taliska Ciidanka XDS Oo Sheegay In Kismaayo Si Xeeladeysan Loola Wareegayo

Taliska Ciidanka XDS Oo Sheegay In Kismaayo Si Xeeladeysan Loola Wareegayo

Taliska ciidanka XDS ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalka ka socda gobollada dalka iyagoona sheegay in ay magaalada Kismaayo ay kula wareegayaan si xeeladeysan si ay waxyeelo u soo gaadhin dadka…

Ogeysiis Xaflad lagu taageerayo Madaxweyne Shariif oo lagu qabanayo Katrineholm Sweden

Ogeysiis Xaflad lagu taageerayo Madaxweyne Shariif oo lagu qabanayo Katrineholm Sweden

Dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Sweden iyo wadamada deriska ah waxaa lagu wargalinayaa in Xaflad balaaran oo lagu taageerayo musharaxnimada Madaxweyne Sh. Shariif in lagu qaban doono magaalada…

Machad waxbarasho oo laga furay degmada Huurshe ee G/Galgaduud

Machad waxbarasho oo laga furay degmada Huurshe ee G/Galgaduud

Machad lagu baranayo culuumta Diinta Islaamka iyo maaddooyinka asaasiga ah ayaa shalay gelinkii dambe si rasmi ah looga furay degmada Huurshe oo ka tirsan degmooyinkii uu dhowaan magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda…

Wefti uu hoggaaminayo Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Siilaanyo oo u ambabaxay dalka Itoobiya

Wefti uu hoggaaminayo Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Siilaanyo oo u ambabaxay dalka Itoobiya

Madaxweynaha maamulka Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefti uu hoggaaminayo ayaa shalay u ambabaxay waddanka Itoobiya oo ay kaga qaybgalayaan aaska Ra’iisal wasaarihii Itoobiya Meles Zenawi oo Axadda…

Jaaliyadaha reer Khaatumo ee Kunool Wadamada Canada iyo Denmar oo deeq lacageed soo gaadhsiiyey Bukaanada Ku jira Isbiaatla Dhex ee Buuhoodle iyo Qoysas Agoomo ah.

Jaaliyadaha reer Khaatumo ee Kunool Wadamada Canada iyo Denmar oo deeq lacageed soo gaadhsiiyey Bukaanada Ku jira Isbiaatla Dhex ee Buuhoodle iyo Qoysas Agoomo ah.

  Qaarkamid ah Jaaliyada ka soo Jeeda Deegaanada Khaatumo oo Kunool Wadamada Canada  Denmark iyo Waliba Xawaalada Tawakal Laanteeda Buuhoodle ayaan Deeqo Lacageed Waxay soo gaadhsiiyey Qoysaska agoomaha bukaanada ku jira…

Culumada Diinta ee Gobolka Cayn oo Deeq Raashin ah Gaadhsiiyey deegaanka Sool Joogto ee Gobolka Cayn, isla Markaana Kormeer ku tagay Xarumaha Waxbarashada

Culumada Diinta ee Gobolka Cayn oo Deeq Raashin ah Gaadhsiiyey deegaanka Sool Joogto ee Gobolka Cayn, isla Markaana Kormeer ku tagay Xarumaha Waxbarashada

Culumada Diinta ee Gobolka Cayn Cuqaal iyo Waxgarad kale ayaa deeq raashin ah gaadhsiiyey deegaanka Sool Joogto ee Gobolka Cayn oo dhawaanta Halkaasi isaga baxeen Ciidamadii Maamulka Somaliland ee halkaasi…

Ugu yaraan Saddex Ruux ayaa ku dhaawacmay Shil baabuur oo ka dhacay Duleedka Bari ee Buuhoodle iyo Wafi Balaadhan oo ka socda Ha,yada Manhal oo Degmada Ceegaag Booqday

Subaxnimadii hore ee saaka ayaa deegaanka goonle oo dhinaca bariga kaga beegan magaaladada Buuhoodle Waxa ka dhacay shil baabuur oo sababay dhaawac ugu yaraan 3 Ruux oo katirsanaa Ciidamada Deegaanka…

(Sh. UMUL wuu ku sax san yahay masalada Dhulwaaga waayo Xaadiisbaa kusoo arooray)

Note: Qoraalkan shaqsiga soo qoray unoqo axaadiista Rasuulka Waayo Xadiis baa nalasoo gaadhsiiyay baneenaya Hilibka Dhurwaaga. Ceegaag laguma caayo Culimada masuulna kama nihin qoraalkan waxaa ka masuul ah shaqsiga ku…

Munaasabad xadhiga lagaga jaray xarun Caafimaad oo ka dhacdey degmada Ceegaag.

Munaasibad xadhiga lagaga jarayey xarun caafimaad MCH ka degmada Ceegaag ee gobolka cayn, Ayaa maanta ka dhacdey degmadaas ceegaag. Daawo Universal TV Daawo Somalichanel Munaasibadan oo ahayd mid ay kasoo…

Daawo Qaabkii Maanta Buuhoodle looga Ciiday Salaada Ciidul Figriga( Warbixin dhamaytiran)

Daawo Qaabkii Maanta Buuhoodle looga Ciiday Salaada Ciidul Figriga( Warbixin dhamaytiran)

Iyadoo gabi ahaanba Caalamka Islamka Maantab siwayn looga Ciiday Munaasabadani Ciidul figriga ayaa geesta kale Waxa saaka siwayn looga Ciiday Magaalada Buuhoodle shacab waynaha ku dhaqan Gobolka Cayn ayaana saaka…

Page 184 of 184« First‹ Previous182183184