Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 183)

Booliska Kenya oo magaalada Nairobi ku qabtay, Suumanka qarxa, Hub iyo Ragg Soomaali (Sawirro)

Booliska Kenya oo magaalada Nairobi ku qabtay, Suumanka qarxa, Hub iyo Ragg Soomaali (Sawirro)

Booliska dalka Kenya ayaa maanta ku qabtay magaalada Nairobi Hub, rasaas iyo suumanka la isku qarxiyo, iyagoo gacanta ku dhigay labo nin oo Soomaali ah, oo lagu soo eedeeyay inay…

Wasiirka Gaashaan dhiga ee Maraykanka oo shaaciyay inay Soomaaliya ka caawin doonaan ladagaalanka Al-Qaacida/Al-Shabaab

Wasiirka Gaashaan dhiga ee Maraykanka oo shaaciyay inay Soomaaliya ka caawin doonaan ladagaalanka Al-Qaacida/Al-Shabaab

Xog’hayaha difaaca dalka Maraykanka Leon Panetta ka hadlayay kulan ka dhacay magaaladda Washington ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka mid tahay wadamada safka hore ee uga jira inay kula dagaalamaan…

Aqalka Talada ee Madaxtooyada oo Madaxwayne Shariif ku wareejiyay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud

Aqalka Talada ee Madaxtooyada oo Madaxwayne Shariif ku wareejiyay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud

Hadiyaddo kala duwan oo madaxweynihii hore uu madaxda kasoo gudoomay intii uu xilka hayey oo isugu jira dahab,luul iyo qalin oo maanta uu la wareegay Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda. Madaxweynaha Jamhuuriyadda…

Roobabkii Dayrta oo ka Curtay Qaybo kamid ah Gobolka Cayn Xili Qiimaha foosta biyaha Buuhoodle kor u kac ku yimid

Roobabkii Dayrta oo ka Curtay Qaybo kamid ah Gobolka Cayn Xili Qiimaha foosta biyaha Buuhoodle kor u kac ku yimid

Wararka Naga soo gaadhay Degmada Ceegaag ayaa ku soo Waramaya in Habeenimadii Xalayto Degmadaasi iyo deegaano kale ay roobabkii daytu xalay ka curteen isla Markaana  dadka deegaankaasi kunool ay siwayn…

Ugu Yaraan 5 Ruux ayaa Ku Dhintay Shil Baabuur oo ka dhacay Duleedka Magaalada Laascaanood gaar ahaan deegaanka adhicadeeyey

Ugu Yaraan 5 Ruux ayaa Ku Dhintay Shil Baabuur oo ka dhacay Duleedka Magaalada Laascaanood gaar ahaan deegaanka adhicadeeyey

Ugu Yaraan 5 Ruux ayaa ku dhintay inta la og yahay kadib Markii uu Maanta shil Baabuur uu ka dhacay Wada Laamiga ah ee isku Xidha Magaalooyinka Laascaanood Adhicadeeyey oo…

BAAQ TAAGEERO ISBEDELKA CUSUB EE DALKA

BAAQ TAAGEERO ISBEDELKA CUSUB EE DALKA

BAAQ TAAGEERO ISBEDELKA CUSUB EE DALKA Ururka Islaax wuxuu ugu hambalyeynayaa Shacbiga Soomaaliyeed isbedelka siyaasadeed ee dalka ka dhacay, laguna doortay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud si uu wadanka u hogaamiyo.…

Hambalyo Dhalasho: Cabdiqafar Cali Wadaad (Xaaji) iyo Farxiya Cali Dheere oo gabadhi ugu dhalatay Magaalada Edmonton

Hambalyo Dhalasho: Cabdiqafar Cali Wadaad (Xaaji) iyo Farxiya Cali Dheere  oo gabadhi ugu  dhalatay Magaalada Edmonton

Waxaa xalay oo bishu ahayd September 11th, 2012 gabadhi ugu  dhalatay Magaalada Edmonton ee dalka Canada Cabdiqafar Cali Wadaad (Xaaji) iyo Farxiya Cali Dheere  Waxaan leenahay  soo barbaar noqona tii anfacda Dalkeeda, dadkeeda…

Reer Buuhoodle oo siwayn u taageeray Madaxwaynaha Cusub ee Somalia( Daawo Full Video)

Reer Buuhoodle oo siwayn u taageeray Madaxwaynaha Cusub ee Somalia( Daawo Full Video)

Banaan bax lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriya Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa manta ka dhacay Magaalada Buuhoodle, iyadoona banana baxaasi ay kasoo qayb galeen Madax ka tirsan…

Mustafa Akhyaar oo Xiin ley u tiriyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud.

Mustafa Akhyaar oo Xiin ley u tiriyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamud.

Assalaamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakaatuh. Waxaan Halkan ku soo gudbinayaa  kalmad yar oo Cod ah oo aan ugu tala galay Madaxwaynaha Cusub ee Xilka loo Magacaabey  Xassan Sheekh Maxamuud,  Aniga oo…

Kulan saddex geesood ah oo xalay madaxtooyada ku dhex maray Madaxweyne Xasan Sheekh, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxweynihii hore

Kulan saddex geesood ah oo xalay madaxtooyada ku dhex maray Madaxweyne Xasan Sheekh, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxweynihii hore

Xarunta madaxtooyada Villa Somalia waxaa xalay kulan saddex geesood ah ku dhex maray Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo…

Qusulkii Liibiya ee Maraykanka Christopher Stevens oo la dilay

Qusulkii Liibiya ee Maraykanka Christopher Stevens oo la dilay

Qusulkii Maraykanka ee wadanka Liibiya oo ladilay xalay kadib markii lagu weeraray aqalka Safaarada ee ku yaalay magaalada Banqaasi ee caasimada 2aad ee wadanka liibiya. Weerarkan lagu dilay qusulka ayaa…

MM Khaatumo oo aanu ka waraysanay Fikirkiisa Doorashada Madaxwayneha Soomaaliya (Cod Dhagaysi)

MM Khaatumo oo aanu ka waraysanay Fikirkiisa Doorashada Madaxwayneha Soomaaliya (Cod Dhagaysi)

Maamulka Khaatumo state of Somalia ayaa si Rasmi ah Magaalada Taleex uga dhawaaqay inay soo dhaweynahaa Doorashada Madaxwaynaha Somalia, Waxana kaloo Shalay Magaaladaasi ka dhacay dibad bax baladhan oo lagu…

Banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo ka dhacay Taleex

Banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo ka dhacay Taleex

Madaxweynaha Jabuuti oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Somalia.

Madaxweynaha Jabuuti oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Somalia.

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si weyn usoo dhaweeyay qaabkii ay u dhacday doorashadii madaxtinimada Soomaaliya oo shalay ilaa xalay ka dhacday Muqdisho, isagoo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee…

Maamulka Somaliland ayaa maanta dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Maamulka Somaliland ayaa maanta dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Marka hore Aniga oo ku hadlaya magaca Maamulka Somaliland, waxaan doonayaa in aan halkan ugu hambalyeeyo Madaxweynaha cusub ee xalay Baarlamaanka dalka Soomaaliya ay u doorteen Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,…

Xasan Sheekh Maxamuud Oo loo dooranayo Madaxwaynenimada Soomaaliya

Xasan Sheekh Maxamuud Oo loo dooranayo Madaxwaynenimada Soomaaliya

  Wareega 2aad ee madaxwaynenimada Soomaaliya oo ay isugu soo hadheen sadex musharax oo kala  R/Gaas, Shariif Sh. Axmed, iyo Xasan Sh. Maxamuud ayaa lafilayaa inuu ka tanaasulo raysalwasaare Gaas taasoo…

Wareega 2aad Cabdiwali Gaas, Xasan Sheekh iyo Shariif sh, Axmed oo isugusoo hadhay

Wareega 2aad Cabdiwali Gaas, Xasan Sheekh iyo Shariif sh, Axmed oo isugusoo hadhay

Musharax Cabdulqaadir Cali Cosoble ahna Xildhibaan ayaa ka tanaasuley tartanka iyada oo la marayo Wareegii labaad  18:10:00 Wareegii labaad ee doorashada ayaa waxaa u gudbey 4 Musharax ee ugu codka badan…

Toos u daawo Doorashada Madaxwayne ee ka dhacasa muqdisho ilaa tii 1986 kii 7da sanadood laagu doortay madaxwayne Siyaad Bare

Live Video streaming by Ustream…

Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Cayn oo nooga waramay dayactirka Dugsiga Hoose Dhexe ee Darwiish (Daawo)

Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Cayn oo nooga waramay dayactirka Dugsiga Hoose Dhexe ee Darwiish (Daawo)

Gudoomiyaha Waxbarashada ee Gobolka Cayn C/kariim Maxamuud Cilmi( Abdiwayne) ayaa Faah faahin ka Bixiyey Dayactir Wasaarada Waxbarashada Puntland oo gacan ka helaysa Ha,yada Unicef ka Wadaan Dugsiga Hoose dhexe ee…

Golaha shacabka oo si habsami ah uga socoto doorashadii Madaxwayne ee Soomaaliya

Musharixiinta maanta hadlayay ee qudbadahooda jeedinayay waxaa ka mida ahaa 1-C/raxmaan Macalin Baadiyow 2-C/waaxid Cilmi Goonjeex 3–Xasan Sheekh Maxamuud 4-Yuusuf Garaad Cumar Axmed 5-C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi 6-Bashiir Nuur Xasan…