Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 182)

Xaflad Lagu go’aamiyay isgarbtaaga Dawlada Soomaaliya oo ka dhacday Magalaada Boston, MA USA

Xaflad Lagu go’aamiyay isgarbtaaga Dawlada Soomaaliya oo ka dhacday Magalaada Boston, MA USA

Xaflad si heersare ah  loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayay isbadalka siyaasadeed ee kadhacay wadankii hooyo ayaa caawa kadhacday caasimada gobolka Massachusetts ee magaalada Boston ee cariga Maraykanka. Xafladan…

Maamulka Puntland oo Buuhoodle ku soo Bandhigay Furashada asxaabta Siyaasada ee Puntland laga Hirgaliyey( Daawo Full Video)

Maamulka Puntland oo Buuhoodle ku soo Bandhigay Furashada asxaabta Siyaasada ee Puntland laga Hirgaliyey( Daawo Full Video)

Maamulka Puntland ayaa Magaalada Buuhoodle ku soo Bandhigay Furashada asxaabta siyaasada ee Puntland oo dhawaanta laga Hirgaliyey deegaanada Puntland, Waxana kulan Balaadhan oo Magaalada Buuhoodle uu ku Qabtay Gudoomiyey Kuxigeenka…

Xildhibaankii ugu horeeyey ee katirsan Baarlamaanka Cusub ee Somalia oo xalay Muqdisho lagu Dilay

Kooxo Hubeysan ayaa caawa maqribkii ku dilay Xaafada Cali Boolaay ee degmada Waabari Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo lagu magacaabi jiray Mustaf Xaaji Maxamed, kaasoo ka mid ahaa xildhibaanada cusub…

Deeq Raashin ayaa loo Qaybiyey Qoysas isugu jira Agoomo Danyar iyo Dad Waayeel ah oo Buuhoodle Ku nool

Deeq Raashin ayaa loo Qaybiyey Qoysas isugu jira Agoomo Danyar iyo Dad Waayeel ah oo Buuhoodle Ku nool

Qaarkamid ah Qoysas isagu jira agoomo danyar iyo dadwaayeel ah oo Kunool Magaalada Buuhoodle ayaa Maanta la Loo Qaybiyey deeq Raashin ah oo uu ku deeqay Cali Diiriyey Gamaadiid( Cali…

Madaxweynaha Oo Kulan La Qaatay Wakiilka Midowga Yurub U Qaabilsan Soomaaliya

Madaxweynaha Oo Kulan La Qaatay Wakiilka Midowga Yurub U Qaabilsan Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Midowga Yurub ay u soo magacaawday dalka Soomaaliya. Kulanka uu Madaxweyne Xasan Sheekh La qaatay ambasadorka cusub ee midawga Yurub u qabilsan…

Jaaliyada Wadanka Swenden Gaar ahaan Magaalada Vastaras oo deeq Lacag ah soo Gaadhsiiyey Agoomaha Buuhoodle( Daawo Full Video)

Jaaliyada Wadanka Swenden Gaar ahaan Magaalada Vastaras oo deeq Lacag ah soo Gaadhsiiyey Agoomaha Buuhoodle( Daawo Full Video)

Jaaliyada ka soo Jeeda Gobolka Sool Sanaag iyo Cayn ee Khaatumo la isku Yidhaahdo ee ku dhaqan Wadam Sweden gaar ahaan Magaalada Vastaras ayaa deeq Lacageed soo gaadhsiisay Qaarkamid ah…

Madaxweyne Salva Kiir Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ah Ka Gudoomay Danjiraha Dowladda U Fadhiyo Koonfurta Dalka Suudaan “Sawirro”

Madaxweyne Salva Kiir Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ah Ka Gudoomay Danjiraha Dowladda U Fadhiyo Koonfurta Dalka Suudaan “Sawirro”

Waxaa maanta madaxweynaha wadanka Koonfurta Suudaan Salva Kiir Mayardit  uu waraaqadaha Aqoonsiga danjirenimo ka gudoomay Ambasador C/raxman Nuur  Maxamed “Diinaari” oo ah safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya wadankaasi. Ambasadorka ayaa markii uu…

Madaxweynaha Oo Kulan La Qaatay Safiiro Ka Socday Wadamada Daneeya Soomaaliya “Sawirro”

Madaxweynaha Oo Kulan La Qaatay Safiiro Ka Socday Wadamada Daneeya Soomaaliya “Sawirro”

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ay albaada u xiran yihiin la qaatay safiiro ka kale socday dowladdo dhowr ah oo daneeyo arrimaha Soomaaliya kuwaas oo  maanta…

Agoontii iyo Rajaydii reer Taleex oo waxqabad rasmi ah la gaadhsiiyay (Daawo)

Agoontii iyo Rajaydii reer Taleex oo waxqabad rasmi ah la gaadhsiiyay (Daawo)

Dhamaadkii Bishii Ramadaan ee Lasoo dhaafay ayey ahayd markii qaar kamid ah Ganacsatadda Reer taleex iyo Xubno kamid ah Golaha wasiiradda Khaatumo ay soo Ogaadeen Xaaladda Nololeed ee Qoys kamid…

Badhasaabkii Maamulka Somaliland ee Buuhoodle oo Iscasilay kana Hadlay sababtay keentay Iscasilaadiisa iyo Shir Balaadhan oo lagu soo Dhawaynayo oo Buuhoodle lagu Qabtay( Daawo Full Video)

Badhasaabkii Maamulka Somaliland ee Buuhoodle oo Iscasilay kana Hadlay sababtay keentay Iscasilaadiisa iyo Shir Balaadhan oo lagu soo Dhawaynayo oo Buuhoodle lagu Qabtay( Daawo Full Video)

Gudoomiyihii Dhinaca Somaliland ee Buuhoodle Xariir Maxamuud Axmed ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu Xilkaasi iska Casilay, kadib Shirwayne Balaadhan oo Saaka Buuhoodle ka dhacay oo Goob joog ahaayeen Wasiiro katirsan…

Ogaysiis: Xaflad lagu muujinayo dareenka, tageerada iyo farxada jaaliyada reer Boston u hayaan dib u curashada dawladnimadii Soomaaliya oo Axadan Sept 23, 2012 kadhacasa……

Ogaysiis: Xaflad lagu muujinayo dareenka, tageerada iyo farxada jaaliyada reer Boston u hayaan dib u curashada dawladnimadii Soomaaliya oo Axadan Sept 23, 2012 kadhacasa……

Goobta Xafladu waa Boys and Girls Club of Boston 115 Warren St. Boston, MA 02119. Saacaddu xafladu waa Lixda makhribkii 6:00 PM ilaa iyo  kow iyo tabanka 11:00PM   Maalinnimada Axada,…

Mudaharaad looga soo Horjeeday aflagaadadii loo Gaystay Diinta islamka iyo Nabi Maxamed(NNKH) ayaa ka dhacay Buuhoodle(Daawo Full Video)

Mudaharaad looga soo Horjeeday aflagaadadii loo Gaystay Diinta islamka iyo Nabi Maxamed(NNKH) ayaa ka dhacay Buuhoodle(Daawo Full Video)

Mudaharaad Balaadhan oo Looga soo Horjeeday aflagaadadii loo gaystay Diinta Islamka iyo Nabigeena Suuban ee Maxamed (NNKH) ayaa Maanta Waxa uu ka dhacay Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn, Waxana…

Gabar Soomaali oo uur Sagaal Bilood laheyd oo la kufsaday, deetana la qaarijiyay Magaalada Port Elezberth

Gabar Soomaali ah oo lahayd uur sagaal bilood ah ayaa lagu dilay Magaalada Port Elezaberth ee dalka Koonfur Africa ka dib markii kooxo huubeysan ay u galeen guriga ay ka…

Wasiirka arrimaha dibadda Kenya “Qaraxyadii Hotel Jasiira waxaa ka dambeeyay Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed..”

Wasiirka arrimaha dibadda Kenya “Qaraxyadii Hotel Jasiira waxaa ka dambeeyay Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed..”

Sam ongeri Wasiirka arimaha Dibada Dowlada Kenya oo Shir Jaraaid ku qabtay Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya ayaa waxaa uu ka hadlay Qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Hotel…

Culumada Diinta Buuhoodle oo Caawa Iclaamiyey Mudaharaad Looga soo Horjeedo Dawlada Maraykanka iyo aflagaadadii Loo Gaystay Diinta Islaamka iyo Nabi Maxamed(NNKH)

Culumada Diinta ee Buuhoodle ayaa Caawa Misaajidka Wayn ee Magaalada Buuhoodle ka Iclaamiyey in Maalinta Barito ah Dadwaynaha reer Buuhoodle isagu soo Baxaan Banaan Bax Balaadhan oo looga soo Horjeeday…

Ha’yada Maxaliga ah ee SRO oo Buuhoodle ka Bilowday olole Balaadhan oo Nadaafadeed oo lagu Nadiifinayo Bilicda Gobolka Cayn( Daawo Video)

Ha’yada Maxaliga ah ee SRO oo Buuhoodle ka Bilowday olole Balaadhan oo Nadaafadeed oo lagu Nadiifinayo Bilicda Gobolka Cayn( Daawo Video)

Ha’yada Maxaliga ah ee SRO ayaa Magaalada Buuhoodle ka Bilowday olole Balaadhan oo Nadaafadeed oo lagu Nadiifinayey Wadooyinka iyo Goobaha Dadwaynuhu isigu Yimaadaan Waxana Qashin farabadan oo laga Xaadhay goobaha…

Khudbad Taariikhi ah oo madaxwaynaha Jabuuti ka jeediyay caleemo saarkii madaxwaynaha Soomaaliya

Khudbad Taariikhi ah oo madaxwaynaha Jabuuti ka jeediyay caleemo saarkii madaxwaynaha Soomaaliya

 …

KHUDBADII MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA 16 09 2012

KHUDBADII MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA 16 09 2012

Shir lagu qabanqaabinayo xaflad u agaasiman hab heer qaran ah oo ay jaaliyada reer Boston ku muujinayaan taageerada ay u hayaan dawladooda ka hanaqaadasa dalkooda Hooyo Soomaaliya oo ka dhacay Boston. MA ee USA

Dhisida Gudi Hoosaadyada   Gudiga Wargalinta Waxaa loo xilsaaray Xasan Warfaa, Cabdiraxmaan  Yuusuf, Maxamed Xabeeb. Shaqadooduna waxay tahay inay dadka ku wacyi galiyaan sababta kaliftay in xafladan jaaliyadu isugu timaado…

Madaxwaynaha Puntland oo isku shaandhay Balaadhan ku sameeyey Golihiisii Wasiirada Xukuumada

Madaxwaynaha Puntland oo isku shaandhay Balaadhan ku sameeyey Golihiisii Wasiirada Xukuumada

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa isku shaandheyn ku sameeyey Golihiisa Dowlada, Wareegto saaka kasoo baxdey Madaxtooyada ayaa ku bilaabaneysey sidaan, Xeerka nambarkiisu yahay LR-98 ee soo…