Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Cayn oo nooga waramay dayactirka Dugsiga Hoose Dhexe ee Darwiish (Daawo)

Gudoomiyaha Waxbarashada ee Gobolka Cayn C/kariim Maxamuud Cilmi( Abdiwayne) ayaa Faah faahin ka Bixiyey Dayactir Wasaarada Waxbarashada Puntland oo gacan ka helaysa Ha,yada Unicef ka Wadaan Dugsiga Hoose dhexe ee Darwiish ee Magaalada Buuhoodle, Dugsigaasi oo ah kan kaliya ee ugu wayn Xarumaha Waxbarashada ee Gobolka Cayn.

 
Gudoomiyaha oo Maanta Xafiiskiisa kula hadlay Warbaahinta ayaana faah faahin ka bixiyey Halka ay iminka Marayso Xaalada Waxbaarshada ee Gobolka Cayn iyo Dugsiyada Waraysigaasi oo dhamaystiran ka dhagayso shabakada Wararka Ceegaag.com Kor ka Daawo.
 
Cali Dhagjar
Buuhoodle

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag