Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ogeysiis Xaflad lagu taageerayo Madaxweyne Shariif oo lagu qabanayo Katrineholm Sweden

Dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Sweden iyo wadamada deriska ah waxaa lagu wargalinayaa in Xaflad balaaran oo lagu taageerayo musharaxnimada Madaxweyne Sh. Shariif in lagu qaban doono magaalada Katrineholm ee dalka Sweden, maalinta sabtida ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 08/09/2012, sida bisha sagaalaad.

Xafladan ayaa waxaa si toos ah reer sweden qadka telfoonka kaal qeybgali doono, Madaxweyne Shariif iyo Xildhibaano ak tirsan Baarlamaanka cusub, sidaasi daraadeed, waa muhiim in aan soo wada xaadirno si howshii iyo nabadii uu dalka ka bilaabay uu u dhameystiro afarta sano ee soo socoto.

Adresska goobta waa hoolka.

TALLÅSAULAN
LÄROVERKGATAN 1
641 46 KATRINEHOLM

Faahfaahin intaas dheer la xiriir
Ismaaciil Boolimoog Tel.0734939570
Maareeye. Tel. 0737009764

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag