Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciyaar Saaxiibtimo oo aad u Xiiso badan ayaa Galabta Garoonka Kubada Cagta ee Xabado Footbool Ku Dhexmartay Gobolada Mudug iyo Cayn

Garoonka Wayn ee Kubada Cagta ee Xabado footbool ayaa galabta Waxa Ciyaar aad u Xiiso badan oo dhinaca Kubada Cagta ahi Waxay ku Dhexmartay Labo Naadi oo ka kala socda Gobolka Mudug iyo Cayn Waxana Ciyaartani ahayd Mid aad u Xiiso badan oo taageerayaal labada dhinac ahi ay garoonka soo buux dhaafiyeen oo kala taageerayey labada naadi ee galabta wada Ciyaaray.

Labadani Naadi ayaana Waxay soo Bandhigeen Ciyaar Wanaag soo Jiiday taageerayaashoodii Garoonka ka daawanayey Ciyaarta , Mana ah Markii Koowaad ee labo Naadi oo ka kala socda Labadaasi Gobol Ciyaar saaxiibtinimo ay ku Wada Ciyaaraan Garoomada Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Buuhoodle, Hoos ka Daawo Qaabki Ciyaartaasi u dhacday.
 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag