Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madiina Aadan RN. oo gabay guubaabo ah hawada u soo marinasa Madaxda iyo Shacabka Soomaalida

Madiina aadan oo degan magaalada Boston ee carigan Maraykanka ayaa nasoo gaadhsiisay gabay guubaabo ah oo ay kaga hadlaso jawiga dalka iyo dadku marayaan iyada oo gabay ka tirisay markii ay aragatay dayaca ay ku sugab yihiin shacabku siiba qurbaha gaar ahaan dumarka.

 

Madiina oo takhsusukeedu yahay dhinaca caafimaadka ayaa gabayga uu kasoo borqaday markii ay u dul qaadan wayday sida dunidu u liidaan qowmiyada Soomaalida iyada oo ay Soomaaliduna aysanba war uga hayn ama aysanba u dhibsanay dhibka lagu hayo iyaga oo si waadaxa u arka.

Sidoo kale waxay dhibsatay sida dumerkeenu ugu dayacan yihiin gayigeenii Soomaaliya iyo qurbo nacasta oo aan wali la arag dhibka ka jira hadii la ogaan lahaana aanba lasoo aadilahayn.

Waakan gabaygii ee nala dhagaysta Madiina Aadan Muuse

Wixii Guubaabo iyo dhaliil ah ku dir hajira32@yahoo.com

 

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag