Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Qaabkii Maanta Buuhoodle looga Ciiday Salaada Ciidul Figriga( Warbixin dhamaytiran)

Iyadoo gabi ahaanba Caalamka Islamka Maantab siwayn looga Ciiday Munaasabadani Ciidul figriga ayaa geesta kale Waxa saaka siwayn looga Ciiday Magaalada Buuhoodle shacab waynaha ku dhaqan Gobolka Cayn ayaana saaka Salaadii Ciidul Figriga ku tukadau Garoomada iyo Misaajidyada Waa Wayn ee Kuyaala Magalaada Buuhoodle Halkaasi oo Culumada Diinta buuhoodle khubadu uga soo jeediyeen.

Munaasabada Ciida ayaana siwayn looga Ciiday Degmooyinka Ceegaag Horufadh Widh Widh iyo Xamar  lagu Xidh, Guud ahaanab Waxa Magaalooyinka Soo, Sanaag iyo Cayn ee Khaatumo Maanta laga tukaday Saaladaha Ciidul figriga, iyadoona Culumada Somaliyeed Maant si isku Mid ah looga Ciiday Magaaalada Buuhoodle Hoos ka Daawo Qaabkii Buuhoodle looga Ciiday.
Cali dhagjar
Ceegaag.com
Ciid Mubaarag

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag