Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ururka u Dooda Xaquuda Haweenka iyo Carruurta ee Geeska african oo saldhigiisu yahay Magaalada London ayaa Deeq Waxbarasho oo Bilaash ah ka Bilaabay Buuhoodle

Dugsiga Hoose Dhexe ee Darwiish school oo ayaa galabta Waxa lagu Qabtay Munaasabada Balaadhan oo lagu daaf furayey Deeq Waxbarasho oo Bilaash ah oo ururka u Dooda Xuquuda Haweenka iyo Carruurta ee Geesk africa oo saldhigiisu yahay magaalada london uu ka bilaabay ururkaasi Magaalada Buuhoodle.



Furitaankii Deeqdani Waxbarasho ayaana Waxa ka soo Qayb Galay Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe ee Darwiish ee Buuhoodle Masuuliyiin ka socotay ururkaasi Geeska africa oo ugu horayso Sam sam Cali Caateeyey oo sharaxaad ka bixisay Barmaamjikan Deeqda Waxbarasho oo lagu taageerayo Carruurta aan heli fursadaha Waxabarasha gaar ahaan kuwa ka soo Jeeda Qoysaska danyarta ah iyo Agoomaha.


Ururkani ayaana Waxa uu Balan Qaaday inuu  ardaydani ilaa heer Jaamacadeed gaadhsiin Doono Waxbarashadooda una dadaali doono inuu taageero horumarka Waxbarashada, ururkani Honr ofrican Wemens and Childen astation ayaa Waxaa Masuuuliyiintoodu oo sam sam halkaasi ka soo Jeediyey Khudba aad u dheer oo kaga hadlayso Barmaamijkani Deeqdani, Waxayna kaloo halkaasi iyaguna ka hadlay oo u mahad Celiyey ururkani Waalidiinta dhalay carruurtani loogu deeqay Barmaamijka Waxbarashada.

 
Cali dhagjar
Ceegaag,com
Buuhooddle

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag