Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Taliska Ciidanka XDS Oo Sheegay In Kismaayo Si Xeeladeysan Loola Wareegayo

Taliska ciidanka XDS ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalka ka socda gobollada dalka iyagoona sheegay in ay magaalada Kismaayo ay kula wareegayaan si xeeladeysan si ay waxyeelo u soo gaadhin dadka shacabka ah.

Abaanduulaha ciidanka qalabka sida oo la hadlay Saxaafada ayaa sheegay in howlgalka ay ka wadaan ciidamada qalabka sida iyo kuwa AMISOM magaalada Kismaayo kula wareegidoonaan si xeeladeysan si aan qasaaro u soo gaarin dadka shacabka ah.

General C/kariim Yuusuf Aadan Dhagabadan ayaa  intaa ku daray in ciidamadu ay ku sugan yihiin meel aan ka fogeen magaalada Kismaayo lana wareegi doonaan waqtiyada soo socda ilaahay idinkii.

Sidoo kale abaanduulaha ayaa waxa uu tilmaamay in howlgalka uu ka socdo gobollada Hiiraan, Bay, Bakool, Gado iyo gobollada Jubbooyinka si looga xoreeyo maleeshiyada kooxda AL-Shabaab.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag