Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ugu yaraan Saddex Ruux ayaa ku dhaawacmay Shil baabuur oo ka dhacay Duleedka Bari ee Buuhoodle iyo Wafi Balaadhan oo ka socda Ha,yada Manhal oo Degmada Ceegaag Booqday

Subaxnimadii hore ee saaka ayaa deegaanka goonle oo dhinaca bariga kaga beegan magaaladada Buuhoodle Waxa ka dhacay shil baabuur oo sababay dhaawac ugu yaraan 3 Ruux oo katirsanaa Ciidamada Deegaanka Buuhoodle oo iyagu ilaalo ka ahaa Wafti Balaadhan oo ka socday Ha,yada Manhal oo kormeero ku kala Bixinayey deegaank katirsan Buuhoodle.
 
Gaadhi dhacaya  ayaana ahaa Kuwa Qoriyaha lagu rakibo Waxa ku dhaawacmay Wadihii gaadhi iyo labo kale oo dhaawacooda saaka la keenay Isbitaalka Dhexe ee Magaalada Buuhoodle oo lagu daawaynayo, Masuuliyiinta Caafimaadka Buuhoodle oo Ceegaag.com talefoonka kula Xiriirtay ayaan intaasi ku daray in Xaalada Caafimaad ee dhaawaci yahay Mid aad u fiican haatan lagu Wado daawayn.,
 
 
Dhinaca kale Waftigii ka socday Ha,yada Manhal oo socdaal dhinaca Dhulka ah iyo Kormeer ku tagay Degmada Ceegaag gaar ahaan Xarumaha Caafimaadka Goobaha Waxbarashada iyo Goobo kale oo Muhiin ah, ayaa dib ugu Laabtay Magaalada Laascaanood iyagoona sii maray dhinaca Degmada Widh Widh Waxana kamid ahaa Masuuliyiintii la socday Ha,yada Manhal Gudoomiyaha Jamacada Nugaal Pro: C/risaaq Maxamed aadan lafoole iyo Madax heer Caalamiga ah oo Booqasho ku tagay Deegaano badan oo katirsan Gobolka Cayn iyo Degmada Ceegaag.
 
 
Ceegaag.com
 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag