Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Meydka Nin Rayid Ahaa oo Laga Helay Xeebta Kismaayo

Meydka nin rayid ahaa oo ay jirkiisa ay ka muuqatay rasaas ayaa laga helay xeebta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Daahir Dable, isla markaana ahaa nin baabuurta cillad bixiya oo aad looga yaqaannay magaalada Kismaayo ayaa la sheegay shalay galinkii dambe ay koox hubeysan ka kaxeysatay goobtiisa shaqada.

Lama oga cidda ka dambeysa dilkiisa iyo sababata loo bar-tilmaameedsaday.

Dilal qorsheysan oo dad rayid ah loo geystay ayaa maalmahan danbe ku soo kordhaya magalada kismaayo.

Ceegaag Online

Kismayo-Somalia

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag