Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Coll.Cabdi Madoobe oo Kismaayo lagu dilay

Labo nin oo bistoolado ku hubeysan ayaa caawa fiidkii xaafadda Calanley ee magaalada Kismaayo ku dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada Maamulka KMG ah ee Jubba oo lagu magacaabi jiray Cabdi Madoobe.

Raggii dilka gaystay ayaa baxsaday.

Ciidamada amaanka Kismaayo oo gaaray goobta ayaa baaritaanno wada.

Lama garanayo sababta iyo cidda ka dambeysa dilka sarkaalka.

Labo habeen ka hor ayaa rag hubeysan waxay Kismaayo ku toogteen mas’uul ka tirsanaa maamulka dekedda Kismaayo.

Ceegaag Online

Kismayo-Somalia

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

One Response to DEG DEG: Coll.Cabdi Madoobe oo Kismaayo lagu dilay