Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

BAROOR DIIQ

Waxaan dhammaan bulshada Somaaliyed ka codsaneynaa in aad ka soo qeyb-gashaan baroor diiq loo qabanayo Marxuum xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed (FEYSAL) oo si cad loogu diley banaanka VILLA SOMALIA.
Waxaa lagu qabanayaa hoolka shirarka
ee New Academy Estates maalinta Axadda taarikhduna tahay 12/29/2013 saacadduna tahay 5:00 PM -10PM
Addressku waa: 2908 Washington Street
Roxbury, MA 02119

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply