Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Magaca Cabdiwali laguma qasaari jirine……. RW Dawladii Badbaado Qaran

Raysalwasaarihii Soomaaliya kasaaray kumeelgaadhnimda Dr. Cabdiwali Gaas oo haatan quud dareenaya inuu ku guulaysto Jagada Madaxwaynenimo ee Maamulka Puntland ayaa hawada u marinaya Raysalwasaaraha loo magacaabay Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Hambalyo isaga oo u sheegay inuu xilkaa ilaahay u fududeeyo isna uusan fududaysan isaga oo yidhi magaca Cabdiwali laguma qasaari jirine ha qasaarin.

Cabdiwali Gaas ayaa haatan ku sugan Xarunta Maamulka Puntland ee Garoowe isaga oo socdaal dheer oo uu kusoo Indho indheeyay xaalada shacabka deegaanada Maamulkaa kusoo kala bixiyay gobolada maamulkaa.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag