Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxamed Faarax iyo Sahra Cali Xasan oo ku luuqeenaya Heesta Mataantii Jacaylka

Heesta Mataantii Jacaylka oo ku jirtay ruwaayadii Baylood Qaran oo koox qawlaysato ahi horay u duubteen dadkana ka iibin jireen ayaa Habeen hore si-toos ah looga soo daayay TV ga Maamulka Soomaaliland taasoo soo afjartay in koox gaari kaligood haystaan oo u diidaan in dib loo daabaco.

Ilaahada ayaana wax wara laga hayn Fanaaniinta inay iyagu doonayaan inay u kaydsanaato heestaasi oo aan laga daabacan heestan ayaanu idiin door bidnay wiigan ee nala dhagaysta ama nala daawada.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag