Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qurba-joogta beesha Yaxye Cabdalle ee North America oo taageeray shirka uu ku baaqay Isinkoodu

Anagoo ah Qurba-joogta beesha Yaxye Cabdalle ee North America waxaanu si wada jir ah utaageeraynaa shirka uu kubaaqay Garaada Guud ee beesha, Garaad Saleebaan Buraale Aw-Adan. Shirkaas oo ka dhici doona  magaalada Goljano  2/01/2014 haddii Eebaha awooda lihi ogolaado.
Mar labaad Qurba-Joogta Yaxye qaybaheeda kaladuwani waxay si weyn usoo dhoweynayaan shirkan iyagoo sidoo kale ugu baaqaya jaaliyada gudaha inay taageeraan si aan kalahadh lahayna uga soo qayb galaan shirka  wada tashiga iyo horu marka beesha.
Saxeexayaasha Baaqa:
1- Oday- mahamuud nuuh haji mahamed
2- Caaqil -Cismaan Cawed guuleed
3- Ing. Khadar Ahmed-nuur Boos
4- Ing .Ahmed Muhumed sh Ahmed
5- Col.Daahir Jaamac Faarax (Daahirweyne)
6- Sh. Mahamuud mahamed dhere
7- Hamse Cabdirahmaan Calawaash
8- Mahamud haji Cabdilaahi Sh ahmed
9- Dr. Sahra Cabdi Buraale
10-Saleebaan Mahmuud Yusuf
11-Ing.Yusuf Tawakal
12-Ing.Khadar Yusuf Tawakal
13-Hasan Jaamac Cali
14-Shiikh. Aadan Ahmed Nuur Boos
15- Abdiramaan Ibraahim Cawed Guuleed
16- Sh. Ayax Jamac ow Cilmi
17- Cawil Jamac Nuur
18- Oday-Siciid Cawed Guuleed
19- Mahamed Calibulqaas
20- Hasan Mahamud Yusuf (dheere)
21- ursal Maxamed Ahmed Gude
22- Cabdifataax Saleebaan Siciid
23- Yasiin Jaamac Galbeedi
24- Saleebaan Aw Cumar x Mahamed
25- Mahamud Cumar Yaxye
26- Cabdiqaadir Ali Cawaale
26- Mahamuud Cabdi Buraale
27- Mahamed Cabdi Cawl (golden)
28-Mukhtaar Cabdi Buraale
30-Hinda Cabdi Buraale
31-Sucaad Diiriye Ducaale
32-Barwaaqo Calibulqaas sh Ahmed
33-Zahra Diiriye Ducaale
34-Siciid yusuf Ali Camey
35-Saynab Diiriye Ducaale
36-Faadumo Saalax Faarax
37-Kaltuun Cumar  jaamac
38-Faadumo Mahamed Bootaan
39- Adan Muhumed sh Amed sh Ahmed
40-Fardowsa Saalax Muhumed Sh Ahmed
41-Cabdiqani  Asad Fardowsa Asad Ahmed
42-Hinda Haahir Cali (Geedeeye)
43-Ismaaciil Ahmed Jaamac Yare
44-Calisiyaad Mahamuud Yusuf Dheere
45-Hodan Mahamuud Yusuf Dheere
46-Khadara Muhumed Sh Ahmed
47-Caasha-qadan Mahamuud Calawaash
48-Ramla Calawaasha Sh Ahmed
49-Ahmed Cumar Ismaaciile
50-Ducaale Cabdi Cali (dhuungooye)
51-Nuur Ahmed Jaamac Yare
52-Kaltuun Cismaan Cawed Guuleed
53-Samsam Cismaan Cawed guuleed
54-Mustafa Jaamac Naaleeye
K/S Xafiiska horumarka beesha
Yaxya Diaspora Association (YDA), USA chapter
Minneapolis Mn
bulqass@yahoo.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply