Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » MAQAALADA (Page 4)

Aqoonyahan Abdifatah Mohamed Geedeeye oo dugsi hoose dhexe ka dhagax dhigay deegaanka Qayder ee G/Cayn.

Aqoonyahan Abdifatah Mohamed Geedeeye oo dugsi hoose dhexe ka dhagax dhigay deegaanka Qayder ee G/Cayn.

Aqoonyahan Abdifatah Xaaji Mohamed Yuusuf Geedeeye ayaa deegaanka qayder oo ka tirsan gobolka Cayn ka dhagax dhigay dugsi hoose dhexe oo lagu baran doono culuunta maadiga ah iyo ta tan…

Hay’adaha SCERDO iyo Humanity First oo gurmad biyo dhaamin ah ka bilaabay Deegaanada Ceegaag iyo Goljano.

Hay’adaha SCERDO iyo Humanity First oo gurmad biyo dhaamin ah ka bilaabay Deegaanada Ceegaag iyo Goljano.

Iyadoo Degmada Ceegaag iyo nawaaxigeeda ay wali ka taagan yihiin abaaro iyo biyo La’aan baahsan oo saamayn balaadhan ku yeelatay bulshoweynta ku dhaqan deegaanadaasi ayaa waxaa haatan la gaadhsiiyey gurmad…

Ololaha Doorashada Deeqo Jibriil Oo gacan ka helay Xildhibaan Ilahaan Cumar iyo Sheekh Tawakal Yuusuf

Ololaha Doorashada Deeqo Jibriil Oo gacan ka helay Xildhibaan Ilahaan Cumar iyo Sheekh Tawakal Yuusuf

Imam Taalib J. Mahdee waa Imam of Masjid Al-Quraan, waana masaajid la’dhisay 1940-kii waxa uu ku furay Xaflada Ayaadaha Quraanka, Imaamka ayaa sidoo kale sheegay in ay Deeqo u tahay…

Kulankii SAYPA ee reer Boston oo sadex Ruwaayadood lagu soo bandhigay (Daawo)

Kulankii SAYPA ee reer Boston oo sadex Ruwaayadood lagu soo bandhigay (Daawo)

Kulankii bilha ahaa ee Somali American Youth Parent Associates (SAYPA) u qaban jireen dhalinta soo korasa iyo waalidiintood oo lagusoo bandhigay bishan sadex ruwaayadood, Ruwaayadahan ayaa ka hadlayay habdhaqanka Sooaalida…

Mohamed Tubeec Yuusuf iyo Hodan Ali Nuur oo arooskoodu ka dhacay magaalada Jabuuti.

Mohamed Tubeec Yuusuf iyo Hodan Ali Nuur oo arooskoodu ka dhacay magaalada Jabuuti.

BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR” Waxaa shalay oo ay bishu ahayd 6-Shawwal-1438 ee taariikhda Hijriyada kuna beegan June 30, 2017 tariikhda Milaadiga Meherkooda iyo arooskooda ka dhacay magaalada…

Xuska Birima Luuliyo oo si aada looga dabaal degay Magaalada Boston, USA

Xuska Birima Luuliyo oo si aada looga dabaal degay Magaalada Boston, USA

Waxaa hada Soo gabo gaboobay xaflad aad u saraysa oo lagu xusayay looguna duceenayay Halgamayaashii Xornimada Soomaaliya usoo dagaalamay magaalada Boston ee carigan dalkan Maraykanka. Xafladaa oo ay kasoo qayb…

BAYAAN -DAREENKA DADKA: Gobolka J/Dhexe: booqashadii Madaxweyne Farmaajo kadib.

BAYAAN -DAREENKA DADKA: Gobolka  J/Dhexe: booqashadii Madaxweyne Farmaajo kadib.

Marka hore, anagoo ah Dadka reer Jubbada Dhexe (J/Dhexe) ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya, waxaan soo dhawaynaynaa booqashadii: Madaxweyne Farmaajo uu dhawaan ku tagay Magaalada Kismaayo.  Madaxweynaha waxaa loo…

Hay’adda SCERDO oo deeq raashin ah ugu qaybisay degmada Ceegaag qoysas danyar ah.

Hay’adda SCERDO oo deeq raashin ah ugu qaybisay degmada Ceegaag qoysas danyar ah.

Hay,adda Somali Canadian Education and Rural Development Organization (SCERDO) ee fadhigeedu yahay magaalada Edmonton ee Dalka Canada ayaa deeq raashin ah gaadhsiisay laba boqol (200) oo qoys oo danyar ah…

Al-shabaab oo xasuuq shacab ka geystay deegaanka Af-Urur.

Al-shabaab oo xasuuq shacab ka geystay deegaanka Af-Urur.

Kooxda argagixisada ee Al-shabaab ayaa saaka xasuuq ka geystay deegaanka Af-urur ee gobolka bari. Sida uu u xaqiijiyay warbaahinta gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays,(Dhedo). Xasuuqa loo gaystay shacabka iyo…

Sheekh Mohamed Warsame oo ku geeriyoodey magaalada Caabudwaaq.

Sheekh Mohamed Warsame oo ku geeriyoodey magaalada Caabudwaaq.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud ku geeriyooday  ALLE ha u naxariistee Sheekh Maxamed Warsame oo si weyn looga yaqaannay…

Hambalyo Meher: Siciid Abdi Mohamed iyo Nimco Bashir Jaamac

Hambalyo Meher: Siciid Abdi Mohamed iyo Nimco Bashir Jaamac

Waxaa shalay oo ay bishu ahayd Shaban 26, 1438 ee taariikhda Hijriyada, kuna beegan May 22nd sanadka 2017 tariikhda Milaadiga, Meherkooda ka dhacay magaalada Edmonton ee wadanka Kanada Siciid Abdi…

Hambalyada Arooska Boqorka Abdizak Mohamed Omar Abdi iyo Boqorada Mumtaz Salad Cagawayne

Hambalyada Arooska Boqorka Abdizak Mohamed Omar Abdi iyo Boqorada Mumtaz Salad Cagawayne

  Waxaan Halkan Hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa Boqorka iyo borada kala ah Abdirizak MoHamed Omar Abdi iyo Mumtaz Salad Cagawayne oo Meherkoodu Kadhacay Wadanka Belgumka waxaan leenahay reerkii lagu…

SCERDO oo tababar usoo xidhay 26 dhalinyaro ah.

SCERDO oo tababar usoo xidhay 26 dhalinyaro ah.

Hay’adda SCERDO oo 26 ka mid ah dhallinyarada ku nool magaaladhaEdmontonee dalka Kanada ugu soo xidhay tababar shaqo-xirfadeed ah 7 bilood ah oo uga socday xarunta SCERDO. Xafladan oo si…

Kulan xafladeedkii Bilaha ahaa ee SAYPA Dhalinta iyo Waalidiinta Boston oo soo gabogaboobay

Kulan xafladeedkii Bilaha ahaa ee SAYPA Dhalinta iyo Waalidiinta Boston oo soo gabogaboobay

Kulankan oo ay bilwalba soo qaban qaabiyaan urur madani ah oo ay Soomaalidu maalgaliyaan afka Ingiriiskana lagu yidhaahdo (Somali American Youth Parents Association (SAYPA) kulankan bishan ayaa lagu balan qaaday…

Qudbadihii Marti sharafeedka Gobolada Vermont, Maine iyo Connecticut ka jeediyeen xafladii lagu taageerayay dawlada Soomaaliya

Qudbadihii Marti sharafeedka Gobolada Vermont, Maine iyo Connecticut ka jeediyeen xafladii lagu taageerayay dawlada Soomaaliya

Waxaa iyana madasha ka hadlay oo aan goor dhaw idiinsoo gudbin doonaa shaqsiyaad matalayay Cabdiraxmaan Warsame Cusmaan oo matalayay Gobolka Maine, ayaa isagu sharaxay xaalada soomaaliya siiba dawladgoboleedada. Cabdiraxmaan Gaandi…

Furitaankii Xaflada, Qudbadihii Golaha Dacwada iyo Suugaantii ee reer Boston ku taageereen dawlada cusub ee Soomaaliya.

Furitaankii Xaflada, Qudbadihii Golaha Dacwada iyo Suugaantii ee reer Boston ku taageereen dawlada cusub ee Soomaaliya.

  Xaflada waxaa Aqriska Ayaadaha Quraanka Kariimka   ah ku furay Sh. Cabdulaahi Afgaab       Waxaa Xaflada  Furay  Odayga Ugu Jecel midnimada Soomaalida iyo wada jirkooda magaalada Boston…

Qudbadihii Madaxyada Gudiyada Jaaliyada Boston ee ay ku soo dhaweenayeen dawlada Cusub ee Soomaaliya

Qudbadihii Madaxyada Gudiyada Jaaliyada Boston ee ay ku soo dhaweenayeen dawlada Cusub ee Soomaaliya

Cabdiraxmaan Yuusuf  Madaxa SDC  oo ah haayada ugu horeesay ee bilowday in ay jaaliyada ka caawiso dhinaca istimaaciga ayaa dawlada kula taliyay in dawladu xoojiso waxbarasha iyo Isboortiga dhalinyarada, shaqo…

Qudbadihii Waxgaradka reer Boston ku hoga tusaaleeyeen Dawlada cusub ee Soomaaliya

Qudbadihii Waxgaradka reer Boston ku hoga tusaaleeyeen Dawlada cusub ee Soomaaliya

Habeen nimadii sabtida ayaa waxaa magaalada Boston ka dhacay xaflad aad u wayn oo lagu taageerayo dawlada cusub ee ka dhalatay Soomaaliya, Xafladan oo ay ka hadleen dhamaan bulshada qaybaheeda…

Xaflad Heer Qaran u abaabulan oo reer Boston ugu dabaaldageen Dawlada Cusub ee Soomaaliya

Xaflad Heer Qaran u abaabulan oo reer Boston ugu dabaaldageen Dawlada Cusub ee Soomaaliya

Xafladan oo ay ku midaysnaayeen Jaaliada sida caadada u ahayd ayaa waxaa si talantaali ah u xidhiidhinayay Eng. Xuseen Fiin iyo Jamaal Y. Guray   Xaflada waxaa Aqriska Ayaadaha Quraanka…

Xaflad balaadhan oo lagu taageerayo dowlada cusub iyo madaxweyne Farmaajo oo Edmonton lagu qabtay.

Xaflad balaadhan oo lagu taageerayo dowlada cusub iyo madaxweyne Farmaajo oo Edmonton lagu qabtay.

Xaflad ballaadhan oo loogu dabaaldegay dawladda cusub ee Soomaaliya ee uu madaxwaynaha ka yahay Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo  ayaa lagu qabtay Hudheelka Sands Inn ee magaalada Edmonton ee gobolka Alberta…