Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hambalyo Meher: Siciid Abdi Mohamed iyo Nimco Bashir Jaamac

Waxaa shalay oo ay bishu ahayd Shaban 26, 1438 ee taariikhda Hijriyada, kuna beegan May 22nd sanadka 2017 tariikhda Milaadiga, Meherkooda ka dhacay magaalada Edmonton ee wadanka Kanada Siciid Abdi Mohamed iyo Nimco Bashir Jaamac.

Haddaba waxaannu Ilaahay uga baryayaan inay noqdaan reerkii lagu nasto ee lagu nagaado, ubad khayr qabana kala hela oo diintooda, dadkooda, iyo dalkooda anfaca. Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR.
Dhamaan Reer Abdi Mohamed Cilmi iyo Reer Bashir Jaamac ayaa mahad balaadhan u jeedinaya dhamaan Jaalliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Edmonton iyo marti sharaftii ka soo qayb galay xafladda meherka Siciid Abdi Mohamed iyo Nimco Bashir Jaamac. WAXAANNU QOYSKAN CUSUB ILAAHAY UGA RAJAYNANYNAA INAY NOQDAAN KUWII ISKU REEYA ISKUNA RAAGA UBAD KHAYR QABANA KALA HELA…………AAMIIN……AAMIIN

Waxaa hambalayada diraya dadkan hoos ku qoran:
Cismaan Mohamed Cilmi (garoowe), marwadiisa Maryan Abdulle Muuse iyo caruurtooda
Abdinasir Mohamed Siciid iyo xaaskiisa Kaltuun Cismaan Garoowe
Caaqil Cismaan Abdulahi Jaamac iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
Cawil Tarabi iyo xaaskiisa, iyo caruurtooda
Cali gurey iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
Jamaal Xaaji Cali, xaaskiisa & caruurtooda
Jaamac ibraahim iyo xaaskiisa
Cumar madar iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
Abdirahman qoordheere iyo xaskiisa iyo caruurtooda
Maxamed xaji maxamuud axmed qaaje iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
Farxiyo Seeraar iyo dhamaan caruurta ilma maxamed cawad
Xasan jooge iyo xaaskiisa
Yusuf cabdule (black) iyo xaaskiisa
Axmed yusuf majabe iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
Abdiraxman ducale carab iyo xaskiisa iyo caruurtooda
Yaasiin ducaale carab iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
Cabdulaahi jaamac (liibiya) iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
Carab barasaab iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
Yuusif maxamed jaamac (abood)
Cumar mire cagoole
Faysal maxamuud aw-daahir iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
Khadra cabdi shakuur iyo caruurteeda
Warsame iidle cabdale iyo xaaskiisa iyo dhamaan caruurtooda
Xasan cali awxasan iyo xaaskiisa caruurtooda
Aamina faarax yuusuf
Zainab xirsi oogle iyo caruurteeda
Axmed warsame jaamac iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
Suhuur jiingar iyo sayigeeda iyo caruurtooda
Cabdicasiis qoorleeh
Khadar ciise cabdi iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
Eedo aamina cabdule qaaje (cabla) iyo caruurteeda
Asli ibraahim iyo odeygeeda iyo caruurtooda
Liibaan fiin xaaji cali iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
Maxamed cilmi aadan iyo xaaskiisa farxiyo cumar aadan
Saciid cabsiiye iyo xaaskiisa iyo caruurtooda

www.ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply