Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sheekh Mohamed Warsame oo ku geeriyoodey magaalada Caabudwaaq.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Waxaa magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud ku geeriyooday  ALLE ha u naxariistee Sheekh Maxamed Warsame oo si weyn looga yaqaannay loogana tixgalinjiray gobolada Gedo iyo Galguduud ee dalka Soomaaliya. Alle ha unaxariistee Sheekh Maxamed Warsame ayaa ahaa Sheekh ku caan baxay Diin Jacayl, Dal Jacayl & Dad Jacayl.
Hadaba Waxaa Tacsi nasoo gaadhsiiyay Ayeeyo Xalwo Aw-aaden Magan, Jamaal Xaaji Cali Cilmi, Xaaskiisa Suleekha Mohamed Siraaji iyo caruurtooda, Hooyo Luul Yuusuf Suldaan iyo caruurteeda, Abdirahman Daahir Dirir, Xaaskiisa Zaynab Ahmed Suldaan iyo caruurtooda, Dr. Mohamed Abdillahi Warfaa, Xaaskiisa Drs. Fardowsa Ahmed Suldaan iyo caruurtooda, Reer Suldaan Seed iyo Reer Aw-aadan Magan gaar ahaan Mohamed Abdi Aw-aaden iyo Xaaskiisa, iyagoo tacsi u diraya Abdi Mohamed Warsame iyo dhamaan Reer Warsame geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Marxuum Sheekh Maxamed Warsame oo ku geeriyooday magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud.

Waxaan leenahay Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo. AAMIIN

www.ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply