Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » MAQAALADA (Page 5)

Ogeysiis ku socda Dhamaan Jaalliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Edmonton. “Xaflada taageerada dowladda cusub ee Soomaaliya”.

Ogeysiis ku socda Dhamaan Jaalliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Edmonton. “Xaflada taageerada dowladda cusub ee Soomaaliya”.

Waxaa magaaladan Edmonton ee gobolka Alberta dalka Kanada ka dhicidoonta habeenka Axada oo bisha February 19, 2017 xaflad lagu taageerayo dowladda cusub ee Soomaaliya. “One Voice One Nation. Hal Cod…

Maansoada Baroor Diiq ah oo uu curiyey Bashiir M. Xersi

Maansoada Baroor Diiq ah oo uu curiyey  Bashiir M. Xersi

Maansada: Kaadir “Ka dare” Geeriyaay kadeedleey Kurbo iyo xanuunleey Kadab gooya halisaay Kalgacayl yareeyaay Kaadirrada dhammaysaay Kooraha u rarataay Kaymaha xabaalaha Hadba kadin aguugaay Hadba koox ka nixiyaay In kastoo…

Ahmed Hussen oo loo magacaabay wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyaddaha Kanada.

Ahmed Hussen oo loo magacaabay wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyaddaha Kanada.

Ahmed Hussen oo ah nin muwaadin asal ahaan kasoo jeeda dalka Soomaaliya ayaa maanta loo magacaabay inuu noqdo wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyadaha ee dalkan Kanada. Ra’iisal wasaaraha Kanada Mudane…

Xaflad Dalacsiin Ah oo loo qabtay Barayaasha Jaamacadda Muqdisho

Xaflad Dalacsiin Ah oo loo qabtay Barayaasha Jaamacadda Muqdisho

Munaasabad aad u heer saraysa oo si wayn loo agaasimay oo loogu maamuusayay 9 sagaal macilin oo u dalacay darajooyinka sare ee PhD-da.  3 sadex ka mid ah macalimiintaas waxay…

Kulan-suugaaneed Akadeemiyo-Goboleedka Af-Soomaligu Abaal-marin ku Gudoonsiisay Golaha Abwaanada Soomaaliyeed.

Kulan-suugaaneed  Akadeemiyo-Goboleedka Af-Soomaligu Abaal-marin ku Gudoonsiisay Golaha Abwaanada Soomaaliyeed.

Kulan-aqooneed ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) kuna abaal-marineysey Golaha Abwaannada Soomaaliyeed ayaa lagu  qabtay magaalada   Muqdisho maanta oo ahayd 30kii bisha Disember 2016, Halku dhegga kulanku  wuxuu ahaa Sida Af Soomaaliga…

Madasha 60 waa Mawjad Soomaaliyeed oo caafimaad qabta, By- Xaaji M/rashiid

Madasha 60 waa Mawjad Soomaaliyeed oo caafimaad qabta, By- Xaaji M/rashiid

Hordhac: Waxaa iska caadi ah in cidii uu cudur halis ahi haleelo ayna dhici karin inay wax kale ka fakarto aan ka ahyn siday isu daawayn lahayd. Aduunka waxay ugu…

Qoondadii-Dumarka Qisadii Iga Raacday! W/C: Axmed-Assad

Qoondadii-Dumarka Qisadii Iga Raacday! W/C: Axmed-Assad

Waa tix kooban oo aan tiriyay markii booskaan u sharaxnaa ee Aqalka Sare qoondo-dumar kali ahi ku tartamaan loo bedelay! Haduu calafkay galo aqalka sare waan heli lahaaye Tolku ima…

Hannaanka Xukuumadda Elektoroonigga iyo sida looga hirgelinkaro Soomaaliya

Hannaanka Xukuumadda Elektoroonigga iyo sida looga hirgelinkaro Soomaaliya

Hordhac : waxa loo yaqaano xukuumadda electaronigga ama (E-government) waxa uu ka soo if baxay dowladaha soo koraaya iyo kuwa horumarayba ayagoo uga gol lahaa markaas hormarinta adeegga dowladuhu ay…

URURKA CEEGAAG COMMUNITY ACTION (CCA) OO RAASHIN U QAYBIYAY 29 QOYS OO HAYA …

URURKA CEEGAAG COMMUNITY ACTION (CCA) OO RAASHIN U QAYBIYAY  29 QOYS OO HAYA …

URURKA CEEGAAG COMMUNITY ACTION (CCA) OO RAASHIN U QAYBIYAY  29 QOYS OO HAYA … Ururka Ceegaag  Community Acation oo xarumo kala duwan kuleh wadanka gudahiisa iyo dibadisa ayaa raashin deeq…

Shir Saxaafadeed ay soo Saareen Jaliyada Khatumo ee Wadanka Belgium

Shir Saxaafadeed ay soo Saareen Jaliyada Khatumo ee Wadanka Belgium

Jaaliyada  khaatumo state ee wadanka Belgiumka ayaa maanta waxay si ramsi ah usoo dhaweeyeen goaanka uu qaatay madaxwaynaha maamulka khaatumo state mudane Cali khaliif galaydh go aan kaas oo ahaa…

Suugaantu waa maxay?

Suugaantu waa maxay?

Hidde ahaan, “suugaan” waa erey tilmaamaya mucda ama bilicda wax aayo leh. Sida ay beeralaydu ereygan u adeegsato, marka la sikilo badarka, budada dhuuxa ah ayaa la yiraahdaa “suugaan.” Isla…

Xaflad Lagu Furay Masjidul Rawda oo ka Dhacday Boston.

Xaflad Lagu Furay Masjidul Rawda oo ka Dhacday Boston.

Xaflada waxaa xidhiidhinayay Cabdi Fataax Kilinbe oo sheegay in xafladu isugu jirto sadex qaybood oo kala ahaa in Alle lays xasuusiyo, in warbixinta Masaajidka lasoo gudbiyo iyo in laga munaaqashooda…

Soo dhowaynta Baresare Cabdisalaan Xuseen (Tungub) ee Boston

Soo dhowaynta Baresare Cabdisalaan Xuseen (Tungub) ee Boston

Ceegaag. Axad, Maarso 27, 2016 ayaa xarunta SDC (Somali Development Center) ee magaalada Boston waxaa xaflad soo dhowayn ah loogu qabtay Baresare Cabdisalaan Maxamed Xuseen (Tungub), aasaasaha iyo guddoomiyaha Dalladda Waxbarashada…

Warmurtiyeed ka soo baxay dadwaynaha reer Ceegaag ee gudo iyo dibadaba Axadii March 13, 2016

Warmurtiyeed ka soo baxay dadwaynaha reer Ceegaag ee gudo iyo dibadaba Axadii March 13, 2016

Warmurtiyeed ka soo baxay dadwaynaha reer Ceegaag ee gudo iyo dibadaba Axadii March 13, 2016 Ku: Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Ku: Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan. Ku:…

Xaflad lagu taageerayay Go’aanka Puntland ku diiday 4.5 oo jaaliyadaha Puntland iyo Jubaland ku qabteen Magaalada Boston

Xaflad lagu taageerayay Go’aanka Puntland ku diiday 4.5 oo jaaliyadaha Puntland iyo Jubaland ku qabteen Magaalada Boston

Iyada oo ay fooda nagu soo hayso doorashada Soomaaliya oo loo la rajeenayo inay qabsoonto bisha Agosto ee sanadkan ayaa waxaa daafaha aduunka ka dhacay Xaflado lagu taageersan yahay go’aanka…

XUBNIHII GUDDIGA AF SOOMAALIGA. Hawlkarro hawshoodii ka soo baxay

XUBNIHII GUDDIGA AF SOOMAALIGA. Hawlkarro hawshoodii ka soo baxay

XUS IYO XASUUS: XUBNAHA GUDDIGII AF SOOMAALIGA EE 1971-DII ——————————————————————————————- Xuska maalinta AFKA HOOYO aawadeed, waxaan idinla wadaagayaa sawir dhaxal-gal ah oo ay ka soo muuqanayaan badi xubnihii ugu horreeyay…

Barnaamij ka Heesaha Hirgalay ee madasha 60ka oo ay Bishan ku guulaysatay Maakhirland

Barnaamij ka Heesaha Hirgalay ee madasha 60ka oo ay Bishan ku guulaysatay Maakhirland

Ceegaag Oct 07, 2015: Boston..Barnaamij Bile ah oo lagaga nasto falanqaynta siyaasada Soomaaliya ayaa waxa uu ka bilowday Bishii hore Madhasha 60ka, waxaana judhiiba ku guulaystay fanaaniintii ka socotay Maamulka…

Madasha 60 oo xalay lagu qaadaa dhigay aragtida Qurbajoogtu ka qabto maashinka ka dhanka ah Mad. Xasan Sheekh Maxamuud

Madasha 60 oo xalay lagu qaadaa dhigay aragtida Qurbajoogtu ka qabto maashinka ka dhanka ah Mad. Xasan Sheekh Maxamuud

Ceegaag August 15, 2015: Madasha Lixdanka ayaa xalay ololasay kadib markii barnaamijka Xogta iyo Xaashi lagu qaadaa dhigay Mooshinka ay Baarlamaanku Jamhuuriyada Soomaaliya ka keeneen Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud Dhagayso…

Abdikarim Hussen Gulled iyo Maantay

Abdikarim Hussen Gulled iyo Maantay

  Cabdikariim Xuseen Guulleed, wuxuu ahaa Macalin Iskuul, Wuxuu Ka Midyahay Xisbiga Nabada Iyo Horumarka loona yaqaan  Damul-Jadiid gudomiyana waxa u ah Madaxwaynaha Somalia Mudane Xasan Sheikh. Dawladii Raysal Wasaare…

Madaxweyne Xasan lacagta aad Xayesiineyso Teenii Ma ahan !!

Madaxweyne Xasan lacagta aad Xayesiineyso Teenii Ma ahan !!

Adigoo gargaar biday ruuxa gacan kusiin kara abaal maanta uu gabay beri yaanu kuu gelin Dadka Soomaaliyeed waxay yiraahdan “ Dhar Aaddan lahayn Dhaxan Kaama Celiyo , waxaana Murtidaan u…