Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madasha 60 oo xalay lagu qaadaa dhigay aragtida Qurbajoogtu ka qabto maashinka ka dhanka ah Mad. Xasan Sheekh Maxamuud

Ceegaag August 15, 2015: Madasha Lixdanka ayaa xalay ololasay kadib markii barnaamijka Xogta iyo Xaashi lagu qaadaa dhigay Mooshinka ay Baarlamaanku Jamhuuriyada Soomaaliya ka keeneen Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud Dhagayso Dooda waxaa daadihinayay Xaashi oo degan Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio dadwaynihii nasiibka u helay inay figradohooda la wadaagaan walaalhooda Soomaaliyeedna  waxaa kamid ahaa sida ay ukala horeeyeen.

Halkan ka Dhagayso Barnaamijka….. Barnaamijka Xogta iyo Xaashi 08/15/2015

  1. Ismahaan Cabdiraxmaan Bootaan.   Ku Nool   London UK
  2. Cabdulaahi Maxamed Jaamac.  Ku Nool   USA
  3. Xukun Cali.    Ku Nool    CANADA
  4. Khadar Salaad Maxamed.  Ku Nool Columbus, Ohio USA
  5. Kooshin Darwiish.    Ku Nool St Francisco, California USA
  6. Cabdishakuur Jaamac.     Ku Nool Minnesota, USA
  7. Cali Ducaale Rooble Ku Nool St Diego, California USA
  8. Cabdiraxmaan Maxamed. Ku Nool    Kansas city,  Missouri USA
  9. Canab Sheekh Yuusuf. Ku Nool  Minneapolis. Minnesota USA
  10. Deeq Cumar Warsame. Ku Nool California USA
  11. Haajira Maxamed Ismaaciil . Ku Nool Columbus, Ohio USA
  12. Nadiifo Cali. “Qaran” Ku Nool London, UK
  13. Digtoor Jadiye. Ku Nool USA
  14. Sugaal.    Ku Nool USA
  15. Cali Yaasiin “Garyaqaan”  Ku Nool Akron, Ohio USA
  16. Amaal Subayre. Ku nool USA
  17. Maxamed Sheekh Cabdinuur  Ku Nool Seattle, Washington USA
  18.  Cabdirisaaq Cumar Faruur Ku Nool Columbus, Ohio USA

Xuseen Fiin

Boston, USA

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply