Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shir Saxaafadeed ay soo Saareen Jaliyada Khatumo ee Wadanka Belgium

Jaaliyada  khaatumo state ee wadanka Belgiumka ayaa maanta waxay si ramsi ah usoo dhaweeyeen goaanka uu qaatay madaxwaynaha maamulka khaatumo state mudane Cali khaliif galaydh go aan kaas oo ahaa in xukuumada khaatumo ay gabi ahaanba xidhiidhka u jartay xukuumada Federalka somalia ee uu Hogaanka u hayo xasan culusow.

Gudomiya jaliyada  khaatumo state ee Belgiumka mudane Maxamed Cige ayaa shabakada Ceegaag u sheegay in  jaaliyada ay meel uga soo wada  jeedaan Nidaamka Xasan culusow islamarkaana go aan ka xukuumada khaatumo ay soo dhawaynayaan

Sidoo kale jaaliyadu waxay sheegtay in cid walba oo taageersan shirkii garowe ka dhacay ee xaqdarada ahaa  uu san kamid ahayn bulshada reer khaatumo jaaliyadu waxay si gaara carab ka ugu dhufteen puntland oo go aan kan hor ordaysa islamarkaana isku raacday in maamulka khaatumo xildhibaanadiisa ay iyagu soo xulaan waana mida keentay in maamulka khaatumo  xidhiidhka u jaro gabi ahaanba Dowlada Somalia Gudomiye Cige  wuxuu guud ahaan shacabka iyo xukuumada ugu baaqay in lagu sii adkaysto go aanka madaxwaynuhu qaatay iyo in lasii xoojiyo iskaashiga guud eee umada reer khaatumo

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply