Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ogeysiis ku socda Dhamaan Jaalliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Edmonton. “Xaflada taageerada dowladda cusub ee Soomaaliya”.

Waxaa magaaladan Edmonton ee gobolka Alberta dalka Kanada ka dhicidoonta habeenka Axada oo bisha February 19, 2017 xaflad lagu taageerayo dowladda cusub ee Soomaaliya. “One Voice One Nation. Hal Cod Hal Ummad”

Xafladan oo hindisaheeda uu lahaa farshaxaniistaha Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa waxaa si xushmad mudan lagu casuumayaa dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda.

Xafladan ayaa laqabanayaa habeenka Axada ee taariikhdu tahay February 19, 2017

Goobtu waa: Sands Hotel12340 Fort Road NWEdmonton,ABT5B 4J5

Waqtiga: 6:00pm – 1:00am.

Wixii Faahfaahin dheeraad ah kala soo xidhiidha:

Tel: (780) 709 4232

Wabilaahi Towfiiq

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply