Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qudbadihii Marti sharafeedka Gobolada Vermont, Maine iyo Connecticut ka jeediyeen xafladii lagu taageerayay dawlada Soomaaliya

Waxaa iyana madasha ka hadlay oo aan goor dhaw idiinsoo gudbin doonaa shaqsiyaad matalayay

Cabdiraxmaan Warsame Cusmaan oo matalayay Gobolka Maine, ayaa isagu sharaxay xaalada soomaaliya siiba dawladgoboleedada.

Cabdiraxmaan Gaandi  oo matalayay gobolka Vermont, ayaa sheegay in uu aad u tageersan yahay dawlada cusub ee Soomaaliya dadkana ku dhiiro galiyay  inay dhaqaale ku garab istaagaan dawlada Soomaaliya.

Geeldoon oo ka mida bahda Isboortiga ee gobolka Connecticut, wadankan Maraykan, Isaga oo ka hadlay sida wadaniyada ugu wayntahay daka Soomaaliyeed uguna hanbalyeeyay Baarlamaanka Soomaaliya sida daacad nimada ah ee u soo saareen madaxwayne dadku ku kalsoon yihiin.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply