Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kulankii SAYPA ee reer Boston oo sadex Ruwaayadood lagu soo bandhigay (Daawo)

Kulankii bilha ahaa ee Somali American Youth Parent Associates (SAYPA) u qaban jireen dhalinta soo korasa iyo waalidiintood oo lagusoo bandhigay bishan sadex ruwaayadood, Ruwaayadahan ayaa ka hadlayay habdhaqanka Sooaalida 1. Kun shiri MIdna kalabax. 2. Gabadh iyada oo aan ogayn Aabaheed nin siiyay. 3. Qiso dhex martay Aabe iskuul dhiganaya iyo qayskiisa.

Ruwaayadan oo ay soo tafatirtay madaxa SAYPA Samira Axmed (Yaasmiin) ayaa waxaa aad ugu riyaaqay waalidiintii daawanayay tasoo ay dhamaantood isku raaceen inay kulankaa kala kulmeen wax idhahoodu ku qabowsadeen. (Caruurtii qurbaha ku dhalatay oo u dhaqmaya sidii Soomaaliya looga dhaqmi jiray hadaba naladaawa sida ay u dhacday xafladaasi.

Daalaco warbixinta oo English ah 

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply