Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mohamed Tubeec Yuusuf iyo Hodan Ali Nuur oo arooskoodu ka dhacay magaalada Jabuuti.

BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR”

Waxaa shalay oo ay bishu ahayd 6-Shawwal-1438 ee taariikhda Hijriyada kuna beegan June 30, 2017 tariikhda Milaadiga Meherkooda iyo arooskooda ka dhacay magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Djibouti Mohamed Tubeec Yuusuf iyo Hodan Ali-Nuur. waxaanu Ilaahay uga baryayaan inay noqdaan reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela oo diintooda, dalkooda iyo dadkoodaba anfaca.

 

Waxaa hambalyada diraya:

Aabbe Tubeec Yuusuf Abdi iyo Hooyo Xaali Muuse Ismaaciil
Aabe Ali Nuur  Ahmed iyo Hooyo Anab Yuusuf Nuur
Hodan Tubeec Yuusuf iyo odeygeeda Daahir Warsame Rooble
Hibo Tubeec Yuusuf iyo odeygeeda C/qaadir Xasan
Haboon Tubeec Yuusuf iyo odeygeeda Daahir Cilmi
Deeqa Tubeec Yuusuf iyo odeygeeda Liibaan Maxmed X. Cali

Warsame Tubeec Yuusuf iyo xaaskiisa Hodan said Omar
Awo Tubeec Yuusuf iyo odeygeeda Idiris Hassan OmarZahra Ismail iyo caruurteeda Ilmo Axmed Cadare
Mohamed Muuse Ismail (Buuni) iyo xaaskiisa
Ahmed Muuse Ismaaciil iyo Xaaskiisa Aamina Ibraahim Aadan
Rashiid Muuse Ismaaciil iyo marwadiisa Busaad Cali KaariyeIlhaan Ahmed Cadare iyo odeygeeda
Fardowsa Ahmed Cadare iyo odeygeeda
Mukhtaar Ahmed Cadare iyo xaaskiisa
Aaden Ahmed Cadare iyo xaaskiisa
Jibaax Xuseen iyo xaaskiisa
Luul Yuusuf Suldaan iyo caruurteeda, Ilmo Maxamed Xaaji Cali
C/raxmaan Daahir Dirir iyo Xaaskiisa Saynab Ahmed Suldaan iyo Caruurtooda
Dr. Faisal C/llaahi Warfaa iyo Xaaskiisa Drs. Fardowsa Ahmed Suldan iyo Caruurtooda
Sahra Ahmed Suldan Seed iyo Caruurteeda ilma Cawil Maxamed Warsame
Jamaal Xaaji Cali Cilmi iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
Xuseen Fiin iyo Xaaskiisa Yaasmiin Daahir iyo caruurtooda
Muuse Maxamed X. Cali
Xaali Xassan Xaaji iyo caruurteeda
Maxamed Muxumed Aw-xuseen iyo Marwadiisa Ifraax Muuse Caalin
Maxamuud Muxumed Aw-xuseen (Diyaare) Marwadiisa Samsam Yuusuf iyo Caruurtooda
Maxmed Cabdi Suldaan iyo dhamaan ilma Cabdi Suldaan
Maxamed Axmed Aadan (Qasbaaye) iyo Marwadiisa Sahra Xuseen Muuse iyo Caruurtooda
Idiris Axmed Hodde iyo Marwadiisa iyo Caruurtooda
Cabdi Muuse Faarax iyo Marwooyinkiisa (Sado & Saynab) iyo Caruurtooda
Dr. Aden Warsame Rooble
Kaltuun Muuse Caalin iyo Odaygeeda
Haweeya Muuse Axmed iyo Odaygeeda
Muuse Caalin Cawaale iyo Marwadiisa Canab Axmed Hode iyo Caruurtooda
Shamis Cawaale Cilmi iyo Ilmo Maxamed Cawaale

 

Dhamaan dadkan oo kala jooga Djibouti, Canada, America, Sweden,  Jijiga Ethiopia,  Belgium iyo United Kingdom waxay hanbalyo u dirayaan  Mohamed Tubeec Yuusuf iyo Hodan Ali-Nuur oo meherkooda iyo arooskooda  ka dhacay magaalada Jabuuti ee Jamhuuryada Jabuuti. Waxayna leeyihiin Baaraka laahu lakumaa wabaaraka calaykumaa Wajamaca Baynakumaa fiikhayr Aaaaaamiin Aaaaaaaamiin Aaaaaamiin. Noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela Alle ha’idinka dhigo.

Sidoo kale Hadaanu nahay Bahda Warbaahinta Ceegaag.com waxaanu leenahay Guurkiina Guurkhayr..Gurigiina Guri Nagi.. Guuloow Kayeell Aaamiiin….Aamiin…Aaamiin..

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply