Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » TACSI (Page 4)

TACSI TIIRAANYO LEH

TACSI TIIRAANYO LEH

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, anigoo ku hadlaya magaca bahda ceegaag.com iyo kaygaba waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraya Ilma Saleban Dacar. iyo ehelka iyo qaraabada ay kabaxday Marxuumad…

Innaa lillahi wa innaa ilayhi raajicuun, ALLE ha u naxariisto Marxuumad Aamino Abiib, Murwadii Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr Cabdiraxmaan Faroole oo lagu dilay Garoowe

Innaa lillahi wa innaa ilayhi raajicuun, ALLE ha u naxariisto Marxuumad Aamino Abiib, Murwadii Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr Cabdiraxmaan Faroole oo lagu dilay Garoowe

Xaaski Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Farole oo dil toogasho ah loogu gaystay Gudaha Maagalada Garoowe iyo warar Is khilaafsan oo kasoo baxaya Dilkaas Cida Gaysatay.  Samir iyo iimaana ALLE haka…

Waxaa geeri naxdinleh ay ku timid marxuum ROOBLE FOODEEY GAABOOW

Waxaa geeri naxdinleh ay ku timid  marxuum ROOBLE FOODEEY GAABOOW

marxuum rooble foodeey gaabow Dadka loo tacsiyeeynaayo : Xaaji Dool iyo Dhamaan reer foodeey gaabow Dadka tacsiyeeynaayo : Ugaas maxamuud cali ugaas Muxudiin Xasan Afrax Xuseen Caraale Axmed Daaci Xildhibaan…

Dr Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Dr Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Wuxuusan EEBAHEEY ABUURINOO, Ifkaan yaallo yaa Yaqaan?!! ………………….IYOH…………………………………………………………… Kabbo Walxaatoo ( kaaf ) Ku taal ninki yaqano aan rabaa?!!! AUN Dr:- Xseen Sh Axmad Kadare…wuxuu ahaa aqoonyahan (SUXUFI) Sanaddadii 1960th…

Maxamed Axmed Kuluc oo ku geeriyooday Hargaysa

Maxamed Axmed Kuluc oo ku geeriyooday Hargaysa

Allaha u naxariistee Fannaankii weynaa Maxamed Axmed Kuluc ayaa maanta ku geeriyooday Isbitaalka guud ee magaalada Hargaysa. Abwaan Cabdikariin Faarax  Qaarey Jiir oo ah Maareeye ku xigeenka Golaha Murtida iyo…

Maryan Muuse Saleebaan oo ku geeriyooday magaalada Buuhoodle

Maryan Muuse Saleebaan  oo ku geeriyooday magaalada Buuhoodle

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa maanta oo taariikhdu tahay November 25-keedii sanadka 2014 ku geeryooday magaalada Buuhoodle ee maamulka Khaatumo, ALLE ha u naxariistee Marxuumad Maryan Muuse Saleebaan oo…

Cumar Salwe (Cumar Gowl) oo ku geeriyooday magaalada Marqaan.

Cumar Salwe (Cumar Gowl) oo ku geeriyooday magaalada Marqaan.

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa maanta oo taariikhdu tahay October 21-keedii sanadka 2014 ku geeryooday magaalada Marqaan ee ismaamulka Deegaanka Soomaalida Itoobiya, ALLE ha u naxariistee Cumar Gowl…

Caydaruus Aw Faarax Geedi oo ku geeriyooday magaalada Jig-Jiga ee dalka Ethiopia.

Caydaruus Aw Faarax Geedi oo ku geeriyooday magaalada Jig-Jiga ee dalka Ethiopia.

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa shalay magaalada Jig-jiga ee Dalka Itoobiya ku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Caydaruus Aw Faarax Geedi oo ka mid ahaa waxgaradka Khaatumo ee…

Ambassador Mohamed Osman Omar oo ku geeriyooday magaalada London.

Ambassador Mohamed Osman Omar oo ku geeriyooday magaalada London.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN “KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa shalay magaalada London ku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Ambassador Mohamed Osman Omar oo ahaa rug cadaa Diplomaasi oo…

Yuusuf Galaydh Cabdi oo ku geeriyoodey Magaalada Muqdisho.

Yuusuf Galaydh Cabdi oo ku geeriyoodey Magaalada Muqdisho.

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa shalay magaalada Muqdisho ku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Marxuum Yuusuf Galaydh Cabdi oo ka mid ahaa Odoyada ugu da’da wayn dadka deegaanada…

DAAWO:- Kulan Xasaasi ah oo ka Dhacay Buuhoodle iyo DF Somalia oo loogu Baaqay in Si Dag Dag ah uga Jawaabto Dilkii Saado Cali

DAAWO:- Kulan Xasaasi ah oo ka Dhacay Buuhoodle iyo DF Somalia oo loogu Baaqay in Si Dag Dag ah uga Jawaabto Dilkii Saado Cali

Kulan ka dhacay magaalada Buuhoodle ee gobalka Cayn ayaa lagu lafa-guray dilkii Saado Cali Warsame ayaa umadda Soomaaliyeed tacsi loogu diray geeridii naxdinta lahayd eek u timid xildhibaanadda. Qeybka kala…

Jaaliyada Khaatumo ee Gobolka Alberta oo tacsi ka diray Geeridii AUN Marxuumad Saado Cali Warsame.

Jaaliyada Khaatumo ee Gobolka Alberta oo tacsi ka diray Geeridii AUN Marxuumad Saado Cali Warsame.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun. Jaaliyada Khaatumo ee ku dhaqan Magaalada Edmonton ee dalka Kanada ayaa shacabka Soomaaliyeed, ka tacsiyeeyey dilka Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo kooxo dhagar-qabayaal ah…

Golaha Somalia We Care oo shacabka Soomaaliyeed ka tacsiyeeyay dilka AUN Marxuumad Saado Cali Warsame.

Golaha Somalia We Care oo shacabka Soomaaliyeed ka tacsiyeeyay dilka AUN Marxuumad Saado Cali Warsame.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN “KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Golaha Somalia We Care ee fadhigiisu yahay gobolka Alberta ee dalka Canada, ayaa ka tacsiyeynaya dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee ay…

Daawo Sawirrada Xildhibaanad Saado Cali iyo Qaabkii Loo Dilay

Daawo Sawirrada Xildhibaanad Saado Cali iyo Qaabkii Loo Dilay

Xildhibaannadan ayaa waxaa la sheegay inay toogteen dambley gaari watay, kuwaasoo isku hor-gooyay gaari ay wadatay dabadeedna toogtay iyada iyo darawalkeediina, waxaana tani ay noqonaysaa markii ugu horreysay oo xildhibaanad haweeney ah oo baarlamaanka…

Munaasabad loogu baroordiiqayo Garaad Abdilaahi Garaad Soofe oo lagu qabtay magaalada Edmonton.

Munaasabad loogu baroordiiqayo Garaad Abdilaahi Garaad Soofe oo lagu qabtay magaalada Edmonton.

Jaaliyada Khaatumo ee ku dhaqan Magaalada Edmonton ee dalka Kanada ayaa caawa isugu yimid kulan Tacsi iyo Baroordiiq ah oo loogu duceynayo Marxuum Garaad Abdilahi Garaad Soofe oo bishan 19-keeda…

DAAWO:- Aaskii Garaad Cabdulaahi Garaad Soofe oo Maanta Lagu Aasay Buuhoodle

DAAWO:- Aaskii Garaad Cabdulaahi Garaad Soofe oo Maanta Lagu Aasay Buuhoodle

Ceegaag Online  …

Sidii maaanta loogu aasay Marxuum Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe Buuhoodle

Sidii maaanta loogu aasay Marxuum Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe Buuhoodle

Aas aad u wayn oo ka turjumayay taqinimadii aanu uga maarkhaati kacano  Marxuum Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe ayaa maanta loogu aasay. Maamulka Khaatumo qaybihiisa kala duwan ayaa yimid aaskaa. Masjid…

INAALILAAHI WAINAA ILAYHI RAAJICUUN Xasan Cade Faarax oo ku geeriyoodey magaalada Muqdisho.

INAALILAAHI WAINAA ILAYHI RAAJICUUN Xasan Cade Faarax oo ku geeriyoodey magaalada Muqdisho.

Xasan Cade Faarax oo ka mid ahaa guurtida degmada Ceegaag  ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho  ee caasimada Soomaaliya. Waxaan Tacsi Tiiraanyo ku dheehan tahay u diranaa dhamaan reer Cade…

Hure Mire Cabdi oo ku geeryooday Laascaanood

Hure Mire Cabdi oo ku geeryooday Laascaanood

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa goor dhawayd ku geeryooday magaalada Laascaanood Marxuum Hure Mire Cabdi oo ka mid ahaa Odoyada uGu da’da wayn dadka ku nool haatan deegaanada…

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun… Abwaan Xine Xiiray oo geeryooday.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun… Abwaan Xine Xiiray oo geeryooday.

Waxaa magaalada Buuhoodle maanta ku geeryooday ALLE ha u naxariistee Abwaan Xine Xiiray oo si weyn looga  yaqaannay loogana tixgalinjiray Gobolada Waqooyi gaar ahaan deegaanada Khaatumo. Hadaba anaga oo ah bahda Ceegaag.com…