Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Golaha Somalia We Care oo shacabka Soomaaliyeed ka tacsiyeeyay dilka AUN Marxuumad Saado Cali Warsame.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN “KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Golaha Somalia We Care ee fadhigiisu yahay gobolka Alberta ee dalka Canada, ayaa ka tacsiyeynaya dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka baxdey AUN Saado Cali Warsame,

Guddoomiye Xasan Jabhad oo ku hadlaya magaca golaha Somalia We Care ayaa yiri “Innaa Lillaahi wa innaa Illaahi raajicuun, geeridu waa xaq, waxaan Eebbe ka baryayaa inuu samir iyo iimaan naga siiyo marxuumad Saado Cali, iyadana jannadiisa Fardowsa uu ka waraabiyo.

Golaha Somalia We Care ayaa si kulul u canbaaraynaya dilka waxashnimada leh ee loo geystay Xildhibaan Saado Cali Warsame iyagoo tacsi u diraya dhamaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay ALLE ha u naxariistee  Marxuumad Saado Cali Warsame waxaay ilaahay uga baryanaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan inaga wadasiiyo

Aamiiin.Aamiin. Aamiin.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply