Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Yuusuf Galaydh Cabdi oo ku geeriyoodey Magaalada Muqdisho.

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa shalay magaalada Muqdisho ku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Marxuum Yuusuf Galaydh Cabdi oo ka mid ahaa Odoyada ugu da’da wayn dadka deegaanada Khaatumo.

Waxaan Tacsi Tiiraanyo ku dheehan tahay u diranaa dhamaan Reer Galaydh Cabdi gaar ahaan caruurtii uu ka geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Yuusuf Galaydh Cabdi anagoo leh Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo.AAMIIN. AAMIIN. AAMIIN.

Hooyo Luul Yuusuf Suldaan iyo caruurteeda ilma Maxamed Xaaji Cali Cilmi, Dr. Cali Cawl Xuseen xaaskiisa & caruurtiisa, Jamaal Xaaji Cali xaaskiisa & caruurtiisa, General  Maxamed Cali Abokor, Liibaan Fiin xaaskiisa, iyo caruurtiisa, Riyaadh Faarax Cali Cadmeed, Xuseen Fiin xaaskiisa & caruurtiisa, ayaa sigaara tacsi ugu diraya qoyska reer Galaydh Cabdi waxayna  ilaahay uga baryanaa in marxuum Yuusuf Galaydh Cabdi  naxariistii Jano ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadiina  Samir iyo iiimaan kasiiyo AAMIIN

www.ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply