Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dr Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Wuxuusan EEBAHEEY ABUURINOO, Ifkaan yaallo yaa Yaqaan?!!
………………….IYOH……………………………………………………………
Kabbo Walxaatoo ( kaaf ) Ku taal ninki yaqano aan rabaa?!!!

AUN Dr:- Xseen Sh Axmad Kadare…wuxuu ahaa aqoonyahan (SUXUFI)
Sanaddadii 1960th ku darsay dhow luqadood sida English, Arabic, Italian,

Iyo afkeenna hooyo Soomaaliga uu aad hodan ugu ahaa waxaana u dheereed Diinteenna sharafka badan ee Islaamka oo uu aad u yaqiinnay
.
.Wuxuu ahaa Geesi aanan la gabban Runta iyo Xaqiiqda biyo kama dhibcaanka ah…wuxuu ahaa Qoraa xagga Wargeeysyada iyo Bugagtaba.

Wuxuu kasoo shaqeeyay Radio Muqdisho 19960kii waxaa kaloo uu wax ka qoray Dejintii Afkeenna Soomaaliga 1972dii…wuxuu kasoo shaqeeyay
Akadeemiyadii Dhaqanka ee Soomaaliya. Wuxuu Wasiir Ka Noqday
Dawladdii Cali Mahdi Maxammad ee 1991dii.
Wuxuu soo ahaa intaasi
kadib Oday xagga Dhaqanka iyo Marti Soorka..Afkeenna Soomaaliga
ahna wuxuu ahaa Dadkii fara-kutiriska ahaa ee looga martida ahaa
marka loo kaco luqadda iyo Gobollada looga hadlo iyo sida uu noqonayo
qaab dhawaaqeedaba…dhamaan umuurahaasi Dr- Kadare Marti ayaa
looga ahaa.

Maanta Dr- Kadare wuxuu u marti yahay Rabbigii SWT Xaggiisa
Waxaanna ALLAAH uga baryeeynaa inuu ka saamaxo wixii
Dambiyo ahaa ee ka=hor maray..Qabriga iyo Su’aashiisana uu RAXMAAN
u fududeeyo ..oo uu Kitaabkiisana Midigta ka siiyo kuwii Firdowsa lagu
Arzaaqana uu ka yeelo……..aamiin.

 

 

 

 

 

Cabdixakiin Jimacaale

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

2 Responses to Dr Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

  1. Pingback: Hidde iyo Dhaqan: Kulan Suugaaneed Boston ka Dhacaya Feb 21, 2015 |

  2. Pingback: Hidde iyo Dhaqan: Kulan Suugaaneed Boston ka Dhacaya Feb 21, 2015 – BADSO

Leave a Reply