Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Innaa lillahi wa innaa ilayhi raajicuun, ALLE ha u naxariisto Marxuumad Aamino Abiib, Murwadii Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr Cabdiraxmaan Faroole oo lagu dilay Garoowe

Xaaski Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Farole oo dil toogasho ah loogu gaystay Gudaha Maagalada Garoowe iyo warar Is khilaafsan oo kasoo baxaya Dilkaas Cida Gaysatay.  Samir iyo iimaana ALLE haka siiyo dhammaan ehelkeedii iyo qaraabadeedii.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply