Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

INAALILAAHI WAINAA ILAYHI RAAJICUUN Xasan Cade Faarax oo ku geeriyoodey magaalada Muqdisho.

Xasan Cade Faarax oo ka mid ahaa guurtida degmada Ceegaag  ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho  ee caasimada Soomaaliya.

Waxaan Tacsi Tiiraanyo ku dheehan tahay u diranaa dhamaan reer Cade Faarax anagoo leh Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo.AAMIIN. AAMIIN. AAMIIN.

Dr. Cali Cawl Xuseen xaaskiisa & caruurtiisa, Jamaal Xaaji Cali xaaskiisa & caruurtiisa, General  Maxamed Cali Abokor, Liibaan Fiin, Xuseen Fiin, ayaa sigaara tacsi ugu diraya qoyska reer Cade Faarax.waxayna  ilaahay uga baryanaa in marxuum Xasan Cade  naxariistii Jano ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadiina  Samir iyo iiimaan kasiiyo AAMIIN

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply