Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO:- Kulan Xasaasi ah oo ka Dhacay Buuhoodle iyo DF Somalia oo loogu Baaqay in Si Dag Dag ah uga Jawaabto Dilkii Saado Cali

Kulan ka dhacay magaalada Buuhoodle ee gobalka Cayn ayaa lagu lafa-guray dilkii Saado Cali Warsame ayaa umadda Soomaaliyeed tacsi loogu diray geeridii naxdinta lahayd eek u timid xildhibaanadda.

Qeybka kala duwan ee reer Buuhoodle oo kulanka ka qeyb galay, ayaa tilmaamay in dilkii Saado Cali uu ahaa mid siyaasadeysan oo qabiil loo dilay fanaanad Qaran oo kaalin muuqata ku lahayd adeegga bulsho ee umadda Soomaaliyeed.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loogu baaqay inay soo gacan-geliso dadkii ka dambeeyay dilka Saado Cali Warsame, oo ka tirsanayd baarlamaanka ahaydna Fanaanad Qaran.

Dhowaan waxa magaalada Muqdishi yimid wafdi ka socday Puntland oo dowladda dhexe kala hadlayay kiiska dilka Allaha u naxariistee Marxuumad Saado.

Ceegaag Online

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply