Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun… Abwaan Xine Xiiray oo geeryooday.

Waxaa magaalada Buuhoodle maanta ku geeryooday ALLE ha u naxariistee Abwaan Xine Xiiray oo si weyn looga  yaqaannay loogana tixgalinjiray Gobolada Waqooyi gaar ahaan deegaanada Khaatumo.

Hadaba anaga oo ah bahda Ceegaag.com Waxaan halkan Tacsi uga diranaa Qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Xine Xiiray ,  Waxaana ilaahay uga baryanaa in marxuum Xine Xiiray  naxariistii Jano ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadiina  Samir iyo iiimaan kasiiyo AAMMIINN.

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply