Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sidii maaanta loogu aasay Marxuum Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe Buuhoodle

Aas aad u wayn oo ka turjumayay taqinimadii aanu uga maarkhaati kacano  Marxuum Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe ayaa maanta loogu aasay. Maamulka Khaatumo qaybihiisa kala duwan ayaa yimid aaskaa.

Masjid Jaamaca magaalada Boston ayaa si aada looga duceenayay salaadaha dabadeed  Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe, dhinaca kale Cabdilaahi Canshuur iyo dhamaan reer Canshuur, Cabdulahii Gurxan, Cabdirisaaq Cali Baale, Xuseen Fiin, Siciid Axmed, Cabdiraxmaan Hiiraamoow, Idiris Maxamed Cali ayaa si khaas ah tacsiugu diraya qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Garaad  Cabdilaahi Garaad Soofe. Marxuumkana ilaahay ugabaryaya inuu janadii Fardowso ka waraabiyo. AAMMIINN.AAMMIINN.AAMMIINN

Daawo CajaldaiyoTaariikhda Garaadka ookooban Khaatumo.tv


Cee

gaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply