Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

TACSI TIIRAANYO LEH

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, anigoo ku hadlaya magaca bahda ceegaag.com iyo kaygaba waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraya Ilma Saleban Dacar. iyo ehelka iyo qaraabada ay kabaxday Marxuumad Xaliimo Maxamud Qambi

1- Cabdullahi Saleban Dacar Boodhle

2- Deeqa Saleban Dacar

2- Cibado Saleban Dacar

4- Aamina saleban dacar

oo Hooyadood ku geeriyootay Magaalada muqdisho waxaan allaha awoodale uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ahayd ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iimaan naga siiyo AAMIIN AAMIIN

Abdifatah Gateway

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply