Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Munaasabad loogu baroordiiqayo Garaad Abdilaahi Garaad Soofe oo lagu qabtay magaalada Edmonton.

Jaaliyada Khaatumo ee ku dhaqan Magaalada Edmonton ee dalka Kanada ayaa caawa isugu yimid kulan Tacsi iyo Baroordiiq ah oo loogu duceynayo Marxuum Garaad Abdilahi Garaad Soofe oo bishan 19-keeda ku geeriyoodey magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn.

Alle ha naxariistee Marxuum Garaad Abdilahi Garaad Soofe ayaa Bulshoweyntan Khaatumo ee kulankan isugu yimid dhamaantood ka markhaati kaceen inuu Marxuum Garaad Abdilahi Garaad Soofe ahaa shaqsi daacad u ah umada, Masaajidka iyo Gurigiisa waxba uga dhaxayn  waxayna dhamaantood Tacsi u dirayaan Eheladii iyo dhamaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Khaatumo in Samir iyo imaan ilaahay kawada siiyo isgana Janadii Fardowso ALLE ha geeyo, qabrigiisa ilaahay ha waasiciyo AAMIIN, AAMIIN,AAMIIN.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun.

 

www.ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply