Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Caydaruus Aw Faarax Geedi oo ku geeriyooday magaalada Jig-Jiga ee dalka Ethiopia.

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa shalay magaalada Jig-jiga ee Dalka Itoobiya ku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Caydaruus Aw Faarax Geedi oo ka mid ahaa waxgaradka Khaatumo ee ku dhaqan cariga Itoobiya.

Waxaan Tacsi Tiiraanyo ku dheehan tahay u diranaa dhamaan Reer Aw Faarax Geedi gaar ahaan Hooyo Dhool Cumar oo uu ka geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Caydaruus Aw Faarax Geedi  anagoo leh Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo.AAMIIN. AAMIIN. AAMIIN.

Sidoo kale Bahda Ceegaag.com ayaa halkan Tacsi uga diraya dhamaan Reer Awfaarax Geedi,  Waxaana ilaahay uga baryanaa in marxuum Caydaruus Awfaarax Geedi  naxariistii Jano ka waraabiyo Eheladii iyo qaraabadiisiina uu  Samir iyo iiimaan kasiiyo AAMIIN

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply