Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cumar Salwe (Cumar Gowl) oo ku geeriyooday magaalada Marqaan.

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa maanta oo taariikhdu tahay October 21-keedii sanadka 2014 ku geeryooday magaalada Marqaan ee ismaamulka Deegaanka Soomaalida Itoobiya, ALLE ha u naxariistee Cumar Gowl oo ka mid ahaa Odoyada ugu magaca weyn  dadka ku nool haatan deegaanada Khaatumo.

Waxaan Tacsi Tiiraanyo ku dheehan tahay u diranaa dhamaan Reer Salwe gaar ahaan ilma Cumar Salweoo uu ka geeriyooday Cumar Salwe, sidoo kale Madaxda Maamulka Ceegaag ayaa tacsi u diraya qoyska reer Salwe iyagoo leh Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo.AAMIIN.

Waxaa kaloo Tacsi nasoo gaadhsiiyay Gen. Maxamed Cali Abokor (Qawle), Jamaal Xaaji Cali, Hussein Fiin,  Liibaan Fiin iyagoo tacsi u diraya Qoyska Reer Cumar Gowl Marxuumkana ILLAAHAY uga baryaya inuu U danbi dhaafo AAMIIN…

Sidoo kale Dr. Cali Cawl Xuseen iyo Reer kiisa ayaa u tacsiyadeenaya Reer Cumar Salwe waxayna leeyihiin geeridu waa xaq e Samir iyo IImaan ALLE hanaga wada siiyo…Aamiin

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply